XAFLADDA FURITAANKA MADARASADA TEERAMKA LABAAD EE IMAM BUKHARI 2018/1439

waxaa shalay oo sabti ahayd 23. 06. 2018 lagu soo gaba-gabeeyey Markazka Imam Bukhati xaflaDdii furitaanka Madarasada Imam Bukhari ee Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika. waxaa ka soo qayb galay waalidiin, marti sharaf kala duwan, Ardada, Maamulka iyo macalimiinta, waxa dib loo furayey Madarasada teeramka 2aad ee sannad dugsiyeedka 2018. Waxaa lagu More...

by majlisalbayaan | Published 4 weeks ago
By majlisalbayaan On Tuesday, June 19th, 2018
0 Comments

War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

Kulankan oo dhexmaray golaha muslimiinta ee dalka South Africa MJC, jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliyeed  ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu lafaguray arrinta ku saabsan muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan More...

By majlisalbayaan On Friday, June 15th, 2018
0 Comments

JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

MAANTA OO JIMCO AH 15/06/2018 KUNA BEEGAN 01/10/1439H, AYAA KUMANAAN SOOMAALI, URAAGE, OROMO, UGANDEES IYO TANZANIAN AH OO SI WADAJIR AH UGU CIIDAY BARXAD WEYN OO KU TAALA XAAFADDA MAYFAIR EE MAGAALADA JOHANNESBURG.  More...

By majlisalbayaan On Thursday, June 14th, 2018
0 Comments

Nin Soomaali ah oo dad ku laayay masjid ku yaala meel u dhaw Cape Town

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Nuur ayaa xalay seqdii dhexe waxaa uu mindi ku weeraray dad ku cibaadeysanayay masjid ku yaala xaafad lagu magacaabo Mamesbery oo hoos timaada magaalada Cape Town, waxaana uu halkaasi More...

By majlisalbayaan On Saturday, January 6th, 2018
0 Comments

Qormo ku saabsan Shir Sanadeedka Jaaliliyadda Soomaaliyeed ee South Africa

Shirweynihii jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa uga socday sagaalkii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa xalay si rasmi ah ugu soo gaba-gaboobay magaalada Johannesburg, halkaas oo ah meesha uu ku yaal xafiiska More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 31st, 2017
0 Comments

Warbixin lagu sheegay Qasaaraha soo gaaray Soomaalida South Africa Sanadka 2017

Warbixin ay Soo saartay mid kamid ah jaaliyadaha Soomaalida South Africa ayaa lagu sheegay in wali ay taagantahay dhibaatadii joogtada aheyd ee lagu bartilmaameedsanayay Soomaalida South Africa, waxay xaqiijiyeen More...

By majlisalbayaan On Wednesday, December 27th, 2017
0 Comments

XAFLADDII AFARAAD EE XIRITANKA EE ISKUUL BELLVILLE ISLAMIC PRIMARY-BELLVILLE

Cape Town, 27 December 2017 Waxaa maanta lagu qabtay Masaajidka Alsunaah ee ku yaalla xaafadda Bellville, magaalada Cape Town xafladii xidhitaanka Bellville Islamic Primary iskuul oo hadda Afar sano jirsaday. Waxaa More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

MU’TAMARKII SIDDEEDAAD EE JALIYADDA K-AFRIKA OO CAAWA KA FURMAY MASJID SHAFICI JOHANNESBURG IYO CAPE TOWN

Johannesburg Mu’tamarkii siddeedaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo uu soo qaban qaabiyay Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, ayaa Caawa si habsami leh ooga furmay Masjidka Imaam More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN EE SHANAAD OO SOO GABA-GABOOBAY

Johannesburg. Waxaa galabta oo taariikhdu tahay 24/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo soconayay muddo laba cisho ah,waxaana la qaybiyay jaaisooyinkii More...

By majlisalbayaan On Friday, December 22nd, 2017
0 Comments

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN OO KA FURMAY MASJID SHAFICI 22/12/2017

Johannesburg. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 22/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo socon doona illaa iyo 23/12/2017, maalinta 24/12/2017-na More...

Copyright © 2010-2016 Albayaan.co.za. All Rights Reserved.