Xaqiiqada Kooxda.( Al-saadicuuna Bil Xaq ) Sh Maxamed Cabdi Umal.[Video Q 1aad -2aad]

984007_1180938658698706_794

           Nairobi:- Waa muxaadarado uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abuubakar Sadiiq ee 6ka ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Keny waxaana uu Sheekhu uga hadlay Muxaadaro Ciwaankeedu yahay ( daaha oo laga faydo xaqiiqada kooxda ( Al-saadi cuuna Bil Xaq ) oo ah koox dhawaan looga dhawaaqay dalka Masar asal ahaan ku abtirsata More...

by majlisalbayaan | Published 8 months ago
images (25)
By majlisalbayaan On Friday, January 22nd, 2016
0 Comments

SU’AALO IYO JAWAABO SH MAXAMED CABDI UMAL 30 11 2015

Waa barnaamij musalsal ah oo ay soo qaban qaabisay Jamciyadda Al-Ixsaan ee Horumarinta Mujtamaca iyo Dacwadaba, looguna magac daray “Waydiiya Culumada, haddii aydan garanaynin”, waxaana soo jeedinaya More...

images (30)
By majlisalbayaan On Monday, October 5th, 2015
1 Comment

Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay Ballanta Ilaahay oofiyo. Hoos Ka Daawo Khudbadii More...

205
By majlisalbayaan On Friday, August 28th, 2015
0 Comments

Daawo Nadwo Ay Ka wada Qeyb Galayaan Sh. Shibile, Sh. Umal, Sh. C/rashid Cali Suufi Iyo Sh. Cumar Faaruuq

Kulan  Wanaagsan  Meel  Kasta  oo  aad  Joogtaa Kuna  Soo dhawaada  Nadwo Ay  Ka  Qeyb Galayaan  Sh. Shibile, Sh. Umal, Sh. C/rashid Cali Suufi Iyo Sh. Cumar Faaruuq HOOS  KA  DAAWO  More...

Copyright © 2010-2016 Albayaan.co.za. All Rights Reserved.