War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

Kulankan oo dhexmaray golaha muslimiinta ee dalka South Africa MJC, jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliyeed  ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu lafaguray arrinta ku saabsan muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan middi ku weeraray dad ku cibaadeysanayay masjid ku yaala xaafad lagu magacaabo Mamesbery oo hoos timaada magaalada Cape Town, waxaana uu halkaasi More...

by majlisalbayaan | Published 1 month ago
By majlisalbayaan On Friday, June 15th, 2018
0 Comments

JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

MAANTA OO JIMCO AH 15/06/2018 KUNA BEEGAN 01/10/1439H, AYAA KUMANAAN SOOMAALI, URAAGE, OROMO, UGANDEES IYO TANZANIAN AH OO SI WADAJIR AH UGU CIIDAY BARXAD WEYN OO KU TAALA XAAFADDA MAYFAIR EE MAGAALADA JOHANNESBURG.  More...

By majlisalbayaan On Saturday, January 6th, 2018
0 Comments

Qormo ku saabsan Shir Sanadeedka Jaaliliyadda Soomaaliyeed ee South Africa

Shirweynihii jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa uga socday sagaalkii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa xalay si rasmi ah ugu soo gaba-gaboobay magaalada Johannesburg, halkaas oo ah meesha uu ku yaal xafiiska More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

MU’TAMARKII SIDDEEDAAD EE JALIYADDA K-AFRIKA OO CAAWA KA FURMAY MASJID SHAFICI JOHANNESBURG IYO CAPE TOWN

Johannesburg Mu’tamarkii siddeedaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo uu soo qaban qaabiyay Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, ayaa Caawa si habsami leh ooga furmay Masjidka Imaam More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN EE SHANAAD OO SOO GABA-GABOOBAY

Johannesburg. Waxaa galabta oo taariikhdu tahay 24/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo soconayay muddo laba cisho ah,waxaana la qaybiyay jaaisooyinkii More...

By majlisalbayaan On Friday, December 22nd, 2017
0 Comments

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN OO KA FURMAY MASJID SHAFICI 22/12/2017

Johannesburg. Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 22/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo socon doona illaa iyo 23/12/2017, maalinta 24/12/2017-na More...

By majlisalbayaan On Friday, December 15th, 2017
0 Comments

OGEYSIIS MUHIIM AH

 More...

By majlisalbayaan On Sunday, September 10th, 2017
0 Comments

Shirkii shuurada ee 15aad ee Golaha Culumada Albayaan oo maanta uga furmay Johannesburg “SAWIRRO”

Shirka 15 aad ee golaha Culimada Soomaaliyeed ee dalka South Africa ee magacoodu yahay Al-Bayaan oo inta badan gacanta ku heysta goobaha waxbarashada iyo Masaajidda Soomaalida ayaa waxaa uu ka furmay magaalada More...

By majlisalbayaan On Saturday, August 19th, 2017
0 Comments

Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)

Sh Umal Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay 3 dardaaran More...

By majlisalbayaan On Friday, August 11th, 2017
0 Comments

Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Maxamed Umal (Daawo)

Sh Umal Nairobi:-Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uga hadlay More...

Copyright © 2010-2016 Albayaan.co.za. All Rights Reserved.