Published On: Wed, Dec 7th, 2016

Ha,yada Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay dilkii Sh Saciid Qalinle (Akhriso)

Share This
Tags

Muqdisho:- Hay,ada culumada Soomaaliyeed ayaa maanta bayaan qoraal ah ka soo saartay dilkii naxdinta lahaa ee shalay magaalada Muqdisho loogu geystay Sh. Siciid Cali Cismaan (Saciid Qalinle) alaha u naxariistee .Ha,yada Culumada Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamatay dilka Sheekh Saciid Qalinle in uu qeyb ka yahay gumaadka umada Soomaaliyeed lagu hayo haldoorkooda waxaana ay DFS iyo waxgaradka Umada ugu baaqday in wax laga qabto lana soo afjaro Gumaadka umada Soomaaliyeed lagu hayo.

Dhanka kale Hay,da Culumada Soomaaliyeed ayaa ku xustay bayaankeeda Xasuuqii waxashnimada ahaa ee kooxda caadeysatay dhiiga Muslinka ee Al-Shabaab ay ka geysteen Hotel Shaamow.

thumbs_tacsi-qalinle-1

Halgan.net