Published On: Fri, Jul 14th, 2017

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Minneapolis.[Video]

Share This
Tags
ogeysiisMinneapolis:-Masjidka As-Sunnah Islamic Center, Wuxuu Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalooyinka Mataamaha ah St.Paul/ Minneapolis iyo magaalooyinka ku hareeraysan Ku marti galinayaa inay ka soo qayb galaan Xaflad lagu daah furaayo Qaybtii labaad ee Masjidka As-Sunnah oo dhismihiisii la soo gabo gabeeyay.

 

 

Hoos Ka Daawo ogeysiiska Muhiimka Ah ee ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Minneapolis

Maalintu Waa :- Sabti July 29,17. 
Goobtu waa :- 373Pedersen St.St.paul, MN 55119
Saacadu Waa :  7:00pm 
Tixraac: Halgan.net
Copyright © 2010-2016 Albayaan.co.za. All Rights Reserved.