Published On: Wed, Aug 2nd, 2017

Culimada Somaliland oo Bayaan Ka Soo Saaray Kaniisada Hargeysa (Daawo)

Share This
Tags

Breaking-NewsHargeysa:-Culumada Somaliland ayaa caawa kulan ay isigu yimaadeen waxay uga hadleen kuna lafa gureen Kaniisad laga furay ama dib loo hagaajiyey taas oo buuq weyn furtay waxaana ay culumada si adag uga hadleen Kaniisada iyaga oo baaq u diray madaxda Somaliland iyo Shacabka .

Hoos ka Daawo Shirkii Jaraa,id ee Culumada Somaliland kaga hadleen Kaniisada Hargeysa iyaga oo cadeeyey Xaqa Ilaahow Culumadeena noo xifdi Aamiin.

Sidoo kale Hay,da Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadashay Kaniisada dib habeynta lagu sameeyey magaalada Hargeysa waxaana si adag uga hadashay in wadan Islaama laga furo ama dib looga hafaajiyo Kaniisada Gaalo.

Hoos ka Daawo Wareysi Gudoomiayaha Hay,ada Culumada Soomaaliyeed uu siiyey Tv Universal

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Copyright © 2010-2016 Albayaan.co.za. All Rights Reserved.