SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

Shir sanadeedkii 9aad oo ay soo qaban qaabiso hey’adda dacwada ee albayaan ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika maanta oo ay tahay taariikhdu tahay 24/12/2018 aa waafaqsan 17/04/1440.  More...

by majlisalbayaan | Published 5 years ago
By majlisalbayaan On Tuesday, June 19th, 2018
0 Comments

War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

Kulankan oo dhexmaray golaha muslimiinta ee dalka South Africa MJC, jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliyeed  ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu lafaguray arrinta ku saabsan muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan More...

By majlisalbayaan On Wednesday, December 27th, 2017
0 Comments

XAFLADDII AFARAAD EE XIRITANKA EE ISKUUL BELLVILLE ISLAMIC PRIMARY-BELLVILLE

Cape Town, 27 December 2017 Waxaa maanta lagu qabtay Masaajidka Alsunaah ee ku yaalla xaafadda Bellville, magaalada Cape Town xafladii xidhitaanka Bellville Islamic Primary iskuul oo hadda Afar sano jirsaday. Waxaa More...

By majlisalbayaan On Thursday, June 8th, 2017
0 Comments

Qof Soomaali ah oo Xalay lagu dilay meel u Magaalada Cape Town

Abdikarim Mursal farah | Johannesburg Sawir hore, waa dad wada qof 2010-kii lagu dilay South Africa Dalka South Africa oo mar walba lagu dhibaateeyo Soomaali badan oo ku dhex nool, ayaa xalay waxaa meel u dhaw magaalada More...

By majlisalbayaan On Sunday, May 14th, 2017
0 Comments

Soo Dhawaynta Bisha Ramadaan khutbah 5 – 5 – 2017 Sh Maxamed Cabdi Umal

Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay soo dhawaynta bisha ramdaan ee nagu soo food haysa 1438h. Sh Maxamed Cabdi Umal               Dhagaysi wacan   <iframe width=”640″ More...

By majlisalbayaan On Monday, December 26th, 2016
0 Comments

MUNAASABAD SHIRKII TODOBAAD EE JALIYADDA IYO XAFLAD QALIN JABIN.

MUNAASABAD ISKUGU JIRTAY SHAHAADO SIINTA ARDAY QURAANKA DHAMEYSAY IYO FURITAANKA SHIR DIIMEEDKA JAALIYADA KOONFUR AFRIKA OO LAGU QABTAY MAGAALADA JOHANNESBURG.   Munaasabadaan iskugu jirtay shahaado More...