SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

Shiikh Cabdulqadir Al-ahdal oo ayaamahan safar dacwo u joogay dalka Koonfur Afrika ayaa maanta dib ugu laabtay dalaka Tanzania. Shiikha intuu oo joogay dalka Koonfur Africa waxa uu muxaadarooyin ka jeediyay magaalooyinka kala ah Johannesburg, Cape Town iyo Pretoria.  More...

by majlisalbayaan | Published 5 years ago
By majlisalbayaan On Saturday, October 20th, 2018
0 Comments

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

Muxaadaro cinwaankeedu yahay is cafinta oo caawa ka socota masjidka imaamu shaafici ee magaalada Johannesburg waxaana soo jeedinayao الشيخ عبدالقادر الأهدل. Muxaadaradan oo uu sheekhu kaga More...

By majlisalbayaan On Sunday, June 24th, 2018
0 Comments

XAFLADDA FURITAANKA MADARASADA TEERAMKA LABAAD EE IMAM BUKHARI 2018/1439

waxaa shalay oo sabti ahayd 23. 06. 2018 lagu soo gaba-gabeeyey Markazka Imam Bukhati xaflaDdii furitaanka Madarasada Imam Bukhari ee Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika. waxaa ka soo qayb galay waalidiin, marti More...

By majlisalbayaan On Tuesday, June 19th, 2018
0 Comments

War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

Kulankan oo dhexmaray golaha muslimiinta ee dalka South Africa MJC, jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliyeed  ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu lafaguray arrinta ku saabsan muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan More...

By majlisalbayaan On Friday, June 15th, 2018
0 Comments

JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

MAANTA OO JIMCO AH 15/06/2018 KUNA BEEGAN 01/10/1439H, AYAA KUMANAAN SOOMAALI, URAAGE, OROMO, UGANDEES IYO TANZANIAN AH OO SI WADAJIR AH UGU CIIDAY BARXAD WEYN OO KU TAALA XAAFADDA MAYFAIR EE MAGAALADA JOHANNESBURG.  More...

By majlisalbayaan On Thursday, June 14th, 2018
0 Comments

Nin Soomaali ah oo dad ku laayay masjid ku yaala meel u dhaw Cape Town

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Nuur ayaa xalay seqdii dhexe waxaa uu mindi ku weeraray dad ku cibaadeysanayay masjid ku yaala xaafad lagu magacaabo Mamesbery oo hoos timaada magaalada Cape Town, waxaana uu halkaasi More...

By majlisalbayaan On Wednesday, December 27th, 2017
0 Comments

XAFLADDII AFARAAD EE XIRITANKA EE ISKUUL BELLVILLE ISLAMIC PRIMARY-BELLVILLE

Cape Town, 27 December 2017 Waxaa maanta lagu qabtay Masaajidka Alsunaah ee ku yaalla xaafadda Bellville, magaalada Cape Town xafladii xidhitaanka Bellville Islamic Primary iskuul oo hadda Afar sano jirsaday. Waxaa More...

By majlisalbayaan On Sunday, December 24th, 2017
0 Comments

MU’TAMARKII SIDDEEDAAD EE JALIYADDA K-AFRIKA OO CAAWA KA FURMAY MASJID SHAFICI JOHANNESBURG IYO CAPE TOWN

Johannesburg Mu’tamarkii siddeedaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo uu soo qaban qaabiyay Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, ayaa Caawa si habsami leh ooga furmay Masjidka Imaam More...

By majlisalbayaan On Friday, December 15th, 2017
0 Comments

OGEYSIIS MUHIIM AH

 More...

By majlisalbayaan On Sunday, September 10th, 2017
0 Comments

Shirkii shuurada ee 15aad ee Golaha Culumada Albayaan oo maanta uga furmay Johannesburg “SAWIRRO”

Shirka 15 aad ee golaha Culimada Soomaaliyeed ee dalka South Africa ee magacoodu yahay Al-Bayaan oo inta badan gacanta ku heysta goobaha waxbarashada iyo Masaajidda Soomaalida ayaa waxaa uu ka furmay magaalada More...