Barnaamij uu baahiyey Tvga universal oo ay ka qaybqaateen xildhibaano Soomaaliyeed ayaa looga dooday sida ay suurtagalka ku noqon weydey in qof iyo cod 2016 uu ka dhaco Soomaaliya, waayo dalku wuxuu ku jiraa gumeysi… In la garab maray dastuurka Soomaaliya, in aan lala tashan baarlamaanka .. In aan talo faraha ugu jirin soomaalida…
Daawo videoga
Xigasho: Faafin: SomaliTalk.com
_____________________________________________________________________________________
Afeef:Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan.






