Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Al-Karam Ololhaha la dagaalanka Qabyaalada ka bilowday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.[Masawiro]

majlisalbayaan by majlisalbayaan
February 17, 2016
in Somali
0
Al-Karam Ololhaha la dagaalanka Qabyaalada ka bilowday magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.[Masawiro]

Laascaanood:-Xafiiska Dacwada iyo Horumarinta gobolka Sool ee Al-Karam ayaa qabtay kulan lagu soo bandhigayo Ololaha la dagaalana qabyaalada iyo walaalayanta bulshada ku dhaqan gobolka Sool. Munaasabadaan waxaa ka soo qayb galaya qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolka , Culimaa’u diin, Proffesoro , Engieero , Arday , Barayaal Jaamacadeed ayaa waxaa ka hadlay munaasabadan iyagoo soo dhaweeyey Ololahaan sheegaynay ka qayb qaadan doonaan.

Munaasabadan oo gogol xaadh u ahayd Ururu dhawaan lagu dhawaaqi doono kaas oo shaqadiisu tahay siddii loo tir tiri lahaa Qabyaalada , Midab takoorka , iyo qoqobka Jinsiga. Sh Saciid Muuse Xaaji Nuur Madax Xafiiska Dacwada gobolka Sool ayaa ka warbixiyey ujeedka Ololahaan iyo waxa keenay Xilligan aynu hada ku jirno. Sh Saciid Muuse Xaaaji

Nuur ayaaa ku dheeraaday Qudhunka qabyaalada iyo halka ay dhigtay Soomaali , waxaa uu sheegay in Qabyaaaladu ay baabi’isay gabi ahaanab dadnimadii Sumcadii ummada Soomaaali yeed , Diinteediina uun ay hada sii baabi’inayso .. loona baahan yahay in la dabo qabto.

Hoos ka Daawo Mu’assada Al Karam ku dhawaaqday Ururka La Dagaaalanka Qabyaalada

Mawliid Haradigeed
Lascanod,Halgan.net

Previous Post

Hab dhaqanka Wanaagsan ee Islaamka Sh.Maxamuud Xaliike [Video]

Next Post

UUR-DOOX Qaybta 7-aad | Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
UUR DOOX: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay: Qaybta1aad

UUR-DOOX Qaybta 7-aad | Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com