Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Golaha dacwada ee albayaan oo Tacsi u diray eheladii Sh Saciid Cali Cismaan (Saciid Qalinle)

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 7, 2016
in Somali
0
Golaha dacwada ee albayaan oo Tacsi u diray eheladii Sh Saciid Cali Cismaan (Saciid Qalinle)

baaq-tacsi-ah-sh-siciid-pdf

Golaha dacwada ee albayaan wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehaladii iyo asxaabtii uu ka baxay Sh. Saciid Cali Cusmaan (Saciid qalinle) oo 3-12-2016 salaaddi maqribnimo kadib gaadmo lagu dilay magaalada Muqdisho.

Golohu wuxuu Allaha wayn uga baryayaa Sh. Saciid dambi dhaaf iyo naxariis, waxaan sidoo kale Alle u waydiinaynaa qoyski uu ka baxay sabir iyo sugnaan. Golohu wuxuu ugu baaqayaa hay,adaha aminigu in ay baadhitaan iyo daba gal ku sameeyaan dhagar qabayaashii gaystay fal danbiyeedkaas foosha xun ee lagu beegsaday Sh. Saciid iyo guud ahaan hagar daamada lagu hayo shacabka aan waxba galabsan.

Gologu wuxuu ugu baaqayaa umadda Somaaliyeed in ay meel uga soo wada jeedsadaan falalka dhagar qabayaashu ku beegsanayaan dadka bir magaydada ah.

Ugu danbayn wuxuu goluhu ugu baaqayaa in ay ka waan toobaan Allana u toobad keenaan wax bi’iska ku lug leh danbiyada abaabulan.

Guddiga Fulinta Golaha Albayaan
Golaha Dacwada

Previous Post

Ha,yada Culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay dilkii Sh Saciid Qalinle (Akhriso)

Next Post

Fighting inequality: One of the greatest responsibilities for the South African Muslim today

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Fighting inequality: One of the greatest responsibilities for the South African Muslim today

Fighting inequality: One of the greatest responsibilities for the South African Muslim today

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com