Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Maan doon Diin U Doona W/Q Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar

majlisalbayaan by majlisalbayaan
May 21, 2017
in Articles, Social Affairs
0
Maan doon Diin U Doona W/Q Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar

Maqaal-300x158

Mucjisada islaamka waxaa kamid ah ee tusineeysa in uu xaq yahay in uu u adkeeysto naqdiga iyo baadilka la malookeeyay ee aad moodeeyso in uu carro jiiri doono,buruskiisa iyo qaaqooyinka uu wato lamoodo in aan la hortistaagi Karin,iyadoo marka lagu taabto xaqa iyo xaqiiqada ay soo baxeeyso waxaan in uu yahay baadil ama xoor aan hoos nuxur ku lahayn.
قال تعالى كذلك يضرب الله الحق والباطل فاما الزبد فيذهب جفاء واما ما ينفع الناس فيمكث في الارض suugaanyahankii Abshir bacadle waa kii yiri”
“Ha u bixina waa baadil iyo bararaftiisiiye”.
Ararta kale waa rususha ilaahay iyagaa diinta lagu soo dejiyay lana amray in ay caddeeyaan dadkana fahamsiiyaan kana ilaaliyaan wixii faham qallooc ah inta ay noolyihiin,kaddib waxaa masuul ka ah ilaalinteeda culumadii ka dhaxlay cilmiga oo ka soo xambaaray rususha ilaahay, waxaa tusinaya aayadda suuradda maaida 44aad waxaaقال تعالى:انا انزلنا التورات فيها هدى ونور يحكم بها النبيون الذين اسلموللذين هادوا والربانيون والاحبار بما استحفظوا من كتاب الله وكانوا عليه شهداء فلا تخشوا الناس واخشون ولا تشتروا باياتي ثمنا قليلا ومن لم يحكم بما انزل الله فاولئك هم الكافرون Allah wuxuu ku halleeyn jiray diimihii hore dadka culimada wax bandanna farahooda waa laga bixiyay sidaa darted ilaahay diintaan isagaa kafaalo qaaday in uu xifdiyo ilaa qiyaamaha inteey soo jirtayna isagaa soo ilaaliyay.
Qaylada culimada maalmahan ee kooxdii cusbeeyd al-saadicuun bilxaq laga hadlayay Ayaan waxaan maqlay qaylada sheikh maxamad maxamuud shible oo ka qeeyliyay kooxda la magac baxday MAANDOON uguna yeeray in ay ciidan ibleeys yihiin.Waxaan is idhi magacaan amuu ku weeynyahay oo walaalaha xaq laga galay gaar ahaan wadaadka shiikha u ah kooxda Abdiraxman maxamad jibril oo muddo iigu dambeeysay,kaddib waxaan galay barta kooxda, si aan u arko waxa ay aaminsanyihiin.

Ragga oo sawirradooda iyo maqaalladooda ku qoranyihiin bogga waxaan ka gartay wadaadka aan soo sheegay.Gacanta iyo dhabankaan isa saaray yaab dartiis,kooxda warkeed waa qoranyahay waana cad yahay hadafkana waa in diinta la cusbooneeysiiyo,ilaahay iyo iyagana aan loo dhexeeyn, macnaha iyo ujeedada hadalkiisa.waxaan aqoonsaday qaylada sheikh shible in ay gar tahay eraygana uu ku yaryahay kana khatarsanyihiin,shabaab,saadicuun bil xaq iyo bidcooyinka kale.tusaale ahaan saddex maqaal oo aan akhriyay waa kuwan:
1- Side diinta loo jadiidin karaa Abdalla Aw hassan
2- Wadaadada iyo diinta:jinkii bariiska xabadda ku darsaday:
Cabdixakim Diiriye
3- Asalka kooxaha muslinka Ibrahim yusuf
4- Wadaadada dabci kululaa ma dac beey cabeen
5- Maandoon iyo maandooriye diimeedka
6- Wadaad dawakhsan iyo waranle dayeeysan
7- Ma waajibaa in gabdhaha madaxa qariyaan
Waa moowduucyada saaran barta Maandoon dhammaan waxay garaacayaan hal gool oo ah diinta in la cusbooneeysiiyo.loona bedelo sida maankooda waafaqsan.darbiga la mari laayahay waa wadaad markaa waa in wadaadkii la garaaco booskiisana la galiyo “maanka”(caqliga).Aniga waxaan idhi sh. Shible xaal qaado nimankan ma aha askartii ibliise (waa Madaxdii ciidanka Ibliis).

Ibliis wuxuu amar ku bixiyay ciidankiisa in ay iyaga ka amarqaataan maxaa yeelay howsha ay u dhar dhigteen waa in ay badalaan diintii ilaah soo dejiyay oo ay lasocodsiiyaan caqliga iyo maanka kooxda maandoon.Dadweeynaha muslimiinta iyo dhallinta waxaan ugu yeedhaa in lagu baraarugo khatarta kooxdaan kana khatarsan kuwa dhiigga daadinaya iyo kuwa dadka gaaleeysiinaya,maxaa yeelay qoladaa waxaa la tagay in aan si dhab ah loogu dhaqmin diinta waana in dadka lagu soo celiyaa diinta (sideey la tahay).qoladan waxay leeyihiin diinta ha la badalo si ay caqliga iyo casriga ula socoto.
Waxay isku dayayaan in ay wadaadada isu adeegsadaan xinifaha ka dhexeeya suufiya iyo salafiya isku garaacaan,erayga wahaabiya adeegsadaan si ay usoojiitaan qolooyin kale,lkn kooxda dhammaan waxay u arkaan kuwo lunsan shaqana kuma lahaa waxaanan jeclaan lahaa in aysan dabada la galin qolo kumeel gaarloola taxaalufo,waxaan jeclaan lahaa in qolo walba iska fogeeyso si aanay dadka ugu ekeeysiinin in ay qoladaa yihiin.
MAANDOON(caqli doon) waxaan leeyahay haddii maanka saxda aad dooneeysaan diintaa idiin haaysa sida ay u fahmeen salafkii ummaddaan,ilaahay baana xifdiyay diintaan,mana baddali kartaan suufi iyo salafiba waa idinka dhacsanayaan diinta alle ee xaqa ah.Qalinka waa lawada qaadayaa ,suugaantana waa la adeegsanayaa si xaqa loo sugo, baabkan adinkaa furee adkeeysigeeda lahaada.culimada haddeey dadweeynaha kiciyaan oo khatartan ku baraarujiyaan xaqeey uleeyihiin adinkana u qeeyshada gaalada idin tiri diinteennii waa badalnee tiinna badala ee gadaal idinka riixeeysa,qandaraaskana kasoo qaadateen.Abdiraxman maxamad jibril waxaan leeyahay xaqa usoo noqo ilaahna uga toowbad keen waxaan cusub xertaadana soo celi oo xaqa unoqoshadiisa waa fadiilah.Haddaa rabtaan wadaadada in laga banneeyo meesha oo diinta saa rabtaan ugu falaaddaan wax soconaa ma aha.Ayaan Xirsi kooxda in lagu daraa fiican maxaa yeelay haddeey ogaan laheed in ay diinta la badali karo kama baxdeen diinta,inta aad inkirsantihiin ayeey inkirtay oo kali ah.

W/Q Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar

Sources: Halgan.net

Previous Post

MADARASADA ALBAYAAN JOBURG OO TARTAN KA QAYB GASHAY

Next Post

‘I THINK ISLAM HATES US’: A TIMELINE OF TRUMP’S COMMENTS ABOUT ISLAM AND MUSLIMS

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
‘I THINK ISLAM HATES US’: A TIMELINE OF TRUMP’S COMMENTS ABOUT ISLAM AND MUSLIMS

‘I THINK ISLAM HATES US’: A TIMELINE OF TRUMP’S COMMENTS ABOUT ISLAM AND MUSLIMS

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com