Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Shirkii shuurada ee 15aad ee Golaha Culumada Albayaan oo maanta uga furmay Johannesburg “SAWIRRO”

majlisalbayaan by majlisalbayaan
September 10, 2017
in Annual Reports, Articles, Masaajid, Somali, Videos
0
Shirkii shuurada ee 15aad ee Golaha Culumada Albayaan oo maanta uga furmay Johannesburg “SAWIRRO”

1-5 Shirka 15 aad ee golaha Culimada Soomaaliyeed ee dalka South Africa ee magacoodu yahay Al-Bayaan oo inta badan gacanta ku heysta goobaha waxbarashada iyo Masaajidda Soomaalida ayaa waxaa uu ka furmay magaalada Johannesburg, waxaana kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee hey’adda oo ka kala yimid gudaha dalka South Africa.

“Shirkaan waaa shirkii 15 aad ee la qabto, ajandaha waaa badan yahay waaa kuwa idin horyaala sidaas ayuu ku socon doona labada maalin ee uu socdo waxaana laga doodaya arimo dhowr ah” ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Hey’ada Culimada Al-bayaan Axmed Cabdi “Axmed Dheere” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka.

 

2-6

Ajandayaal badan ayaa sanadkaan horyaala culimada oo ay ka doodayaan isla markaana la doonayo in wax laga qabto iyo kuwii sanadkii hore la qorsheeyay ee soo laabtay, waxaana ka mid ah Arimaha waxbarashada, dhallinyarada, wacyigalinta bulshada, muslimiinta cusub iyo dib u heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa.

“Ujeeda kulankaan loo qabto waa mid ku qotonta arrimaha muhimka u ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaan South Africa, waxaa laga doodaya qodobada loo baahan yahay in wax laga qabto iyo kuwii sanadkii hore nagu soo laabtay” Sheekh Xasan Guurre Hogaanka guud ee hey’ada Culimada Soomaaliyeed ee dalka South Africa Al bayaan.9

Sanad walba ayaa kulankaan lagu qabtaa midka mid ah magaalooyinka dalka South Africa waxaana culimada ay inta badan diiradda ku saaraan kulmadaan wax u qabashada bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa gaar ahaan wacyigalinta diiniga.

 

Cabdullaahi Qorshe Koonfur Afrika 

Previous Post

Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)

Next Post

OGEYSIIS MUHIIM AH

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
OGEYSIIS MUHIIM AH

OGEYSIIS MUHIIM AH

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com