Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

majlisalbayaan by majlisalbayaan
June 19, 2018
in Articles, Masaajid, Services, Social Affairs, Somali, Videos
0
War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

Kulankan oo dhexmaray golaha muslimiinta ee dalka South Africa MJC, jaaliyadda iyo Safaaradda Soomaaliyeed  ee dalka Koonfur Africa ayaa waxaa lagu lafaguray arrinta ku saabsan muwaadin Soomaaliyeed oo dhawaan middi ku weeraray dad ku cibaadeysanayay masjid ku yaala xaafad lagu magacaabo Mamesbery oo hoos timaada magaalada Cape Town, waxaana uu halkaasi ku dilay laba kamid ah dadkii ku sugnaa masjidka oo mid uu Soomaali yahay halka uu dhaawac u geystay labo kale, isagiina ay tooigteen  police-ka kadib markii uu ka dhaga adeegay inuu isu dhiibo.

Markii uu soo dhamaaday kulankaasi oo saacado qaatay ayaa Golaha Muslimiinta Koonfur Africa MJC iyo Safaaradda Soomaaliya waxay si wadajir ah u soo saareen shir saxaafadeed ay ku faah-faahinayaan waxyaabihii la isla meel dhigay, waxaana kamid ahaa qodabada ugu muhiimsan.

In labada dhinacba ay cambaareeyeen falkii foosha xumaa ee ka dhacay gudaha masjidka Malbesbury oo ku yaala meel u dhaw magaalada Cape, Town 14 June 2018, waxayna u duceeyeen qoysaskii ay waxyeelada ka soo gaartay.

MJC waxay markale xustay xiriirkii dheeraa ee kala dhexeeyay jaaliyadda Soomaaliyeed iyo hoggaamiyayaashooda ku sugan South Africa. MJC waxay qirtay iney aqoonsantahay kaalinta ay Soomaalida kaga jirto bulshada iyo dhaqaalaha South Africa.

Bulshada Soomaaliyeed waxay si wanaagsan u dhexgashay bulshada South Africanka ah, iyadoo qaar badanoo kamid ah ay noqdeen muwaadiniin South African ah.

Waxaa la isku raacay in si joogta ah loo kulmo, leyskuna dhaafsado warbixinada si walba oo suuragal ah, si loo muujiyo isku xirnaasho.

Safiirka Soomaaliya ee South Africa Jamal Barrow wuxuu ku dhiiragaliyay dhammaan Soomaaliga in ay ka shaqeeyaan nabadda iyo horumarka South Africa.

MJC iyo jaaliyadda Soomaaliyeed waxay si wada jir ah ula shaqeyndoonaan dhammaan waxyaabaha ay dowladda uga baahantahay si loogu adeego danaha dalka iyo bulshooyinka ku nool.

Wali waxaan sugeynaa warbixinta ay soo saari doonaan laamaha dambi barista ee dalka. Sikastaba ha ahaatee xogta la helayo ayaa sheegeysa in qofka wax dilay inuusan aheyn qof daggan.

Sources: wakaaladda.com

Previous Post

JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

Next Post

JOINT STATEMENT BY MJC LEADERSHIP AND THE SOMALI EMBASSY IN SA ON BEHALF OF THE SOMALI COMMUNITY AND ITS LEADERSHIP

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen MJC , Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida iyo Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika

JOINT STATEMENT BY MJC LEADERSHIP AND THE SOMALI EMBASSY IN SA ON BEHALF OF THE SOMALI COMMUNITY AND ITS LEADERSHIP

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com