Published On: Mon, Oct 29th, 2018

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

Share This
Tags

Shiikh Cabdulqadir Al-ahdal oo ayaamahan safar dacwo u joogay dalka Koonfur Afrika ayaa maanta dib ugu laabtay dalaka Tanzania.

Shiikha intuu oo joogay dalka Koonfur Africa waxa uu muxaadarooyin ka jeediyay magaalooyinka kala ah Johannesburg, Cape Town iyo Pretoria.