Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27/03/2024 Magalada Johannesburg ka bilowday Tartanka Sagaalaad ee Quraamka Kariimka ee Albayaan, tartankan oo la qabto sannad walba.
Sannadkan waxaa ka qayb galaya 9 madaraso oo ka kala yimid gobolada waddanka, kuwaasoo ku tartamaya 30ka Juz, 15ka Juz, 10 ka Juz, 5ta Juz, iyo 1 Juz.








