Maka: Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan ayaa wuxuu ku booqday dadkii ku wax yeeloobay wiishkii ku soo dumay Masjidka Xaramka ee Maka, kaasoo gaystay waxyeelo dhimasho iyo dhaawacba, wuxuu kaloo ka qayb galay janaasadii dadkii ku geeriyooday.
Alle ha u naxariisto dadka ku shahiiday. Allahuma Aamiin.
Johannesburg








