Wednesday, October 21, 2026
Serving the Ummah since 1996
  • Privacy Notice
  • YouTube Videos
  • Contact us
  • Al Bayaan Media
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
    • Leadership
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
    • Leadership
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Dufcadii 9aad oo ka qalin jabisay Machadka Khadiija ee Laascaanood.[Masawiro/Video]

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 8, 2016
in Madaaris Activities, Somali, Videos
0
Dufcadii 9aad oo ka qalin jabisay Machadka Khadiija ee Laascaanood.[Masawiro/Video]

Laascaanood:- Dufcadii 9 aad oo ka kooban 113 arday ayaa waxaa ay ka qalin jabiyeen Machadka Khadiija ee magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Munaasabad qiimo badan oo loo dhigay ardaydani ayaa lagu qabtay xarunta Machadka Khadiija ee Laascaanood iyadoo la gudoon siiyay shahaadooyin iyo abaalmarino kala duwan. Machadka Khadiija oo ka mid ah Macaahidda waaweyn ee gobolka Sool ayaa soo saaray sanad waliba arday fara badan oo u gudba dugsiyada sare ee magaalada laascaanood.

thumbs_9

thumbs_8

thumbs_6

thumbs_4

thumbs_3

thumbs_2

Hoos ka Daawo Dufcadii 9 aad oo ka kooban 113 arday oo ka qalin jabisay Machadka Khadiija ee Laascaanood

Xigasho: halgan.net

Previous Post

BOQOR SALMAAN OO BOOQDAY DHAWACII XARAMKA KU WAXYEELOOBAY| SAWIRO

Next Post

Uur Doox: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya – Qaybtii 2-aad

Related Posts

Albayaan Council Management Training

Albayaan Council Management Training

October 12, 2026

Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka & Fiqhiga ee K/Afrika 1448-2026

September 13, 2026

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018
Next Post
Uur Doox: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya – Qaybtii 2-aad

Uur Doox: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya – Qaybtii 2-aad

Madarasatu Rahma Graduation Ceremony

Madarasatu Rahma Graduation Ceremony

October 13, 2026
Madarasatu Sunnah Graduation Ceremony

Madarasatu Sunnah Graduation Ceremony

October 13, 2026
The International Prize for the Qur’an and Fiqh in South Africa

The International Prize for the Qur’an and Fiqh in South Africa

October 20, 2026

About Al Bayaan

Al Bayaan Islamic Council Trust has served the Muslim community in South Africa since 1996 through Islamic education, religious guidance and community service.

Quick Links

  • About Us
  • Leadership
  • Annual Reports
  • Contact Us
  • Privacy Notice
  • Al Bayaan Media

Contact Us

Al Bayaan Islamic Council Trust

📍 124 8th Avenue, Mayfair, Johannesburg, 2092

☎️ Office: +27 11 837 1424

📱 Mobile / WhatsApp: +27 73 316 5525

✉️ info@albayaan.co.za

🕘 Mon–Thu 08:30–16:30 · Fri 08:30–12:00 · Sat 08:30–16:30

  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

© 2026 Al Bayaan Islamic Council Trust · Designed by Al Bayaan Media

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Leadership
  • Privacy Notice
  • Youtube Videos

© 2026 Al Bayaan Islamic Council Trust · Designed by Al Bayaan Media