Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Maxaa ka Taqaan Jaamacada Islaamiga ah Ee Najaax Ee magaalada Burco?

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 8, 2016
in Articles, Social Affairs, Somali
0
Maxaa ka Taqaan Jaamacada Islaamiga ah Ee Najaax Ee magaalada Burco?

Maxaa ka Taqaan Jaamaca Islaamiga ah Ee Najaax Ee magaalada Burco?

September 17, 2015 – Written by Editor

Burco:-Jaamacadda Najaax waa Mu’asasad Cilmi ah, oo leh ujeedooyin Xeeldheer Waxaana Aasaasay Aqoonyahanno ku Takhasusay Culuumta Islaamka . Waa jaamacaddii ugu Horaysay ee Islaami ah ee Laga Furo Somaliland, Waxa Si Gaar ah Nasiib ugu Helay Gobolka Togdheer Gaar Ahaan Magaaladda Burco oo ah Xarunta Rasmiga ah ee Jaamacadda.

Haddaba iyada oo jaamacaddu Higsanayso in ay Risaaladeedda Gaadhsiiso Muslimiinta ku dhaqan Geeska Afrika Guud ahaan, waxaa is Waydiin leh in Wax Laga Tilmaamo Baahida Keentay in Waqtigan La Aasaaso,Iyada oo La ogyahay in Jaamacaddo Farabadani ay ka Jiraan dalka,Su’aashaa jawaabteeduna waatan.
BAAHIDA KEENTAY JAAMACADDA NAJAAX
1-Markii La Arkay Inaanay Dalka ka Jirin Jaamacad u Gaar ah Culuumta Islaamka • Korodhka Macaahidda islaamiga ah iyo Baahida Loo Qabo in Ardaydu ay Tacliin Sare Helaan Marka ay ka Baxaan
2-In Laga Faa,iideeyo Khubaradda Aqoonta dheer u Leh Shareecadda Islaamka ee ka Soo Baxaya Jaamacaddaha Dunida

3-Markii Ay Muuqatay Luqaddii Carabiga oo Gabaabsi ku siijirta Bulshaduna ay ka sii Fogaanayso Barashadeedda Sababahan iyo kuwo kale oo Badan ayaa Keenay Fikirka Aasaasidda Jaamacadda Al-Najaax.

ARAGTIDA JAAMACADDA NAJAAX
Jaamacadda Najaax Waxa ay Higsanaysaa inay Noqoto Jaamacadda ugu Wanaagsan Geeska Afrika ee Lagu Barto Culuumta Islaamka ,Iyada oo ku Dadaalaysa inay Soo Saarto Arday Tayo Leh oo Aqoonta kula Tartamikarta Ardayda Wax ka Baratay Jaamacaddaha Waawayn ee Caalamka Islaamka.
KULLIYADAHA JAAMACADDA
Jaamacaddu Marxaladda Hore ee Bilawga ah Waxa ay ku Furantay Kuliyadahan Hoos Ku Qoran Iyada oo La Balaadhin Doono Mustaqbalka Dhow
1-Kuliyadda Shareecada
2-Kuliyadda Luqadda Carabiga
UJEEDOOYINKA JAAMACADDA
1. Bixinta Tacliin Sare oo Tayo leh
2. Diyaarinta iyo Soo Saarista Culimo iyo Aqoonyahano Xul ah
3. Soo Noo Laynta Luqadda Carabiga
4. Fidinta Fahamka Saxda ah ee Islaamku Leeyahay iyo ka Hortagga Afkaarta khaldan 5. Xoojinta Cilmibaadhista ku Salaysan Horumarinta Bulshada
6. Xoojinta Xidhiidhka Jaamacaddaha Caalamka iyo Keenista Khubaro Aqoonsare leh.

CILIMI BAADHISTA & XIDHIIHDKA BULSHADA
Jaamacadda Najaax waxay Xidhiidh Wanaagsan La Leedahay:
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
Komishanka Tacliinta Sare ee S/land Jaamacaddaha Dalka
Macaahidda Sharciga ah Sidoo Kale Waxaa ka Mid ah Higsigeeda in ay Xidhiidho Iskaashi iyo Wadashaqayneed La Samaysato Jaamacadaha ugu Caansan Caalamka Islaamka ee ay ka Mid Yihiin:
1-Jaamacadda Islaamiga ah ee Al-Madiina
2-Jaamacadda Ummulquraa
3-Jaamacadda Al-qasiim
4-Jaamacadaha Suudaan iyo kuwo kale
GOLAYAASHA JAAMACADDA
Jaamacadda Najaax waxa ay Leedahay Dastuur iyo Nidaam Maamul oo ay ku Shaqayso ,Kaas oo Ka Kooban :
1- Golaha Guud
2-Golaha Maamulka
4- Golaha Fulinta

1
10
11
12
13
14
15
16
17
18
19
2
20
21
3
4
5
6
7
8
9-2
9
banner-stand-najax
brachoure-jamatu-najah-face-1-5-6
brachoure-jamatu-najah-face-2-3-4
chart
najax-a5-face-two
najax-a5-fornt-side
najax-banner-2
najax-banner
somali-face-1
somali-face-2

NAJAAX MAXAY KAGA DUWANTAY JAAMACADAHA JIRA
Jaamacadda Najaax waxaa u calaamadsan oo ay kaga duwanaanaysaa Jaamacadaha jira qodobadan Hoos ku qoran:
1) Macalimiin Heerka Aqoontoodu Tahay ( PHD & Master )
2) Manhaj Cilmiyaysan oo Waafaqsan Manaahijta Jaamacadaha Waawayn ee Caalamka Islaamka
3) Shahaado Aqoonsi Caalami ah leh
4) Xidhiidho ay la Leedahay Jaamacadu, Jaamacaddaha ugu Caansan Caalam al Islaami.

Xigasho: halgan.net Burco

Previous Post

Uur Doox: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya – Qaybtii 2-aad

Next Post

BARASHADA SALAADDA OO MUUQAAL AH IYO SH SHIBLE

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post

BARASHADA SALAADDA OO MUUQAAL AH IYO SH SHIBLE

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com