Barashada Salaaddu waa arin looga baahan yahay qof walba oo muslim ah inuu iska saxo,halkan waxaan kuugu soo gudbinaynaa qaabka saxda ah ee loo tukado salaadda ayadoo ay waafaqsan tahay Axaadiithta rasuulka scw.
Waxaa inoo soo jeedin doona Sh Maxamuud Sh Shibe, ayadoo uu muuqaal ka dhigi doono, waxaana muuqaalka samaynaya Macalim Maxamed Deeq.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA OO DHAMAYSTIRAN









