Johannesburg: Maanta waxaa s wanaagsan looga ciiday waddanka Koonfur Afrika, ayadoo ciiddan ay tahay mid si gaar ah u astaysan, ka dib , markii waddanka oo dhan Muslimku ay maanta wada ciideen muddo dhawr sano ah, waafajintaasna Alle ayay u sugnaatay.
Golaha Dacwada Albayaan oo isagu ah Majliska maamulo Maraakista inta badan ay Soomaalidu leedahay gar wadeenna u ah dacwada, ayaa maanta Maraakistiisa waddanka looga ciiday si mug iyo maamuus leh, sida Johannesburg, Pretoria, Cape Town, iyo Port Elizabeth, fadlan hoos ka daawo sawirada ciidda.
PORT ELIZABETH
Johannesburg



















