Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Kullan balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wax-gardka Cape town (Masawiro)

majlisalbayaan by majlisalbayaan
September 21, 2015
in Social Affairs, Somali
0
Kullan balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wax-gardka Cape town (Masawiro)

Kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Cape town iyo hareeraheeda, ayaa shalay 20/09/2015  lagu qabtay markazka Assunna ee raacsan golaha Albayaan. Waxaa laga soo jeediyay kulankaas duruus ku saabsan Isbadalka wanaagsan ee laga rabo qofka iyo umadda Muslimka ah. duruustaa waxaa soo bandhigay sh. Cabdullahi cabdi Ibraahim iyo SH. Bahjudiin Axmed Xuseen.

Waxaa sidoo kale xoogga la saaray, wax curinta iyo hal abuurku in uu yahay waxa u horseeda umadaha horumarka.waxaa sidoo kale la is dhaafsaday dodo iyo fikradu xidhiidh la le caqabadaha haysta jaalidda ku dhaqan dalkan. Ka sokow duruusta meesha ka baxday, waxaa lagu soo bandhigay wax qabadki gudiga dacwada Albayaan ee 2badisano ee tagay iyo waliba xisaab celin ku saabsanayd miisaaniyaddi ay bixiyeen dadka taageera Dacwada. Sh. Maxamuud Maxamed Adar ayaa u soo bandhigay dadwaynihii goobta joogay warbixinti wax qabadka golaha iyo sidii ay u baxday  lacgti dacwada lagu taageeray mudadaas oo faahfaahsan.
Dadwaynaha ayaa laga dareemayay wajiyadooda farxad marki ay dhagaysteen qaabka loo sharxay xisaab celinta. Sidoo kale furitaanka shirka waxaa hadal dhiiri galin ah oo dhinacyo badan taabanaya soo jeediyay ISSA SHahid oo ahaa gudoomiyaha Barlamanka gobolkan, haddana ah xubin ka tirsan Baarlamaanka guud ee dalka South Africa.

Ugu danbayn dad waynihi shirka joogay ayaa loo qaybiyay waaraqo ku aadan qiimaynta shirka iyo tala bixin iyagoo waliba laga dalbaday in ay muu jiyaan dhaliilaha uga muuqda shaqada albayaan ay waddo oo loo baahnaan lahaa in ay iska saxaan. waxaa sidoo kale goobta lagu martiqaaday bangiga islaamiga ah ee Albaraka oo meesha ka sharxay habka ay uga faa,iidaysankaraan gancasatada Somalidu fusadaha ganacsi iyo maal gashi ee uu hayo bangigaasu ee waa faqshan shareecadda islaamka.

 

thumbs_12 thumbs_10 thumbs_1 thumbs_7 thumbs_3 (1)

Ugu danbayn waxaa goobta lagu soo ban dhigay Gabay uu curiyay Maxamuud Adar oo taabtay dhinacyada qalooca ku dhaca siyaadda, diinka, ganacsiga iyo ahmiyadda midnimada iyo isku tashiga.

Cape town.
Al-Bayaan

Previous Post

DANJIRE JAMAAL BARROW OO MUNAASABAD SOODHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA PRETORIA EE DALKA KOONFUR AFRIKA.

Next Post

2012 Somalia Human Development Report

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
2012 Somalia Human Development Report

2012 Somalia Human Development Report

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com