Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbinayaa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan hab dhaqanka wanaagsan ee lag doonayo qofka muslimka ah. Muxaadaradan ayaa waxaa soo jeedi nayo Sh Maxamuud Maxamed Xalliike , Muxaadaran ayuu shiikhu kaga hadlayaa Micnaha akhlaaqda wanaagsan , axkaamteeda , Faa’idooyinkeeda , halka u Alle sw ka dhigay Diinta , iyo cidda looga daba dayanayo.
Hoos ka Dhagayso Hab dhaqanka Wanaagsan ee Islaamka Sh.Maxamuud Xaliike
En Mawliid Isma Haradigeed
Laascaanood,Halgan.net
![Hab dhaqanka Wanaagsan ee Islaamka Sh.Maxamuud Xaliike [Video]](https://albayaan.co.za/wp-content/uploads/2016/01/XALIIKE.jpg)







