Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Shirweynihii 14aad ee Golaha Shuurada Albayaan oo ka dhacay magaalada Johannesburg (Masawiro)

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 5, 2016
in Somali
0
KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQADA 10AAD

Johannesthumbs_image1burg:-Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 21/08/2016, lagu soo gaba gabeeyay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika Shirweynihii 14aad ee Golaha Shuurada Albayaan, kaasoo soconayay muddo laba maalmood ah.

Shirkan oo sanad walba la qabto waxaa lagu lafa guraa habsami u socodka hawlaha balaadhan ee goluhu u hayo ummadda muslimka guud ahaan, gaar ahaanna ummadda Soomaaliyeed, halkaasoo lagu qiimeeyo shaqooyinkii la soo qabtay laysuna xilsaaro kuwo cusub.

Waxaa Ka soo qayb galay xubnaha Golaha shuurada iyo Marti Sharaf kalaba, kuwaasoo ka kala yimid gobolada dalka intiisa badan.

Sannadkan 2016 waxaa aad looga dooday, warbixin kala duwanna laga soo bandhigay gaadhsiinta dacwada dadka aan muslimka ahayn oo run ahaantii ahayd mawduuc aad looga dooday ka dibna meel la isla dhigay sidii loo horumarin lahaa Inshaa Allaah.

thumbs_image4
Shirka waxaa kaloo qiiimayn lagu sameeyay hawlihii dacwada guud ahaan ee Ka socday waddanka iyo Tacliinta, ka dibna waxaa lagu dejiyay qorshaha sannadka cusub ee 2016/2017.

Ugu danbayn, waxaa lagu doortay oo la ansixiyay shirka sandakan Guddi Fulinta loo xilsaaray oo isagu mas’uul ka noqonaya habsami u socodka, isku xidhka shaqada hay’adda ee waddanka sanooyinkan soo socda haddii Alle idmo.

Golaha Tanfiidka waxaa mas’uul ka ah Sh Maxamuud Maxamed Adar, waxaana Tacliinta loo doortay Sh Cali Ibraahim Cali, iyo Xafiiska Dacwada oo loo doortay Sh Shariif Afeey Abuukar, waana loo duceeyay in Illaaheey u fududeeyo Camalkan ballaadhan ee hor yaalla.

thumbs_image5

Goloha Sare ee Trustiga ayaa sidiisii ahaan doona, waxaana shaqadiisu noqonaysaa Ilaalinta manhajka, Hantida hay’adda iyo la xisaabtanka guddiga fulinta.

Xafiiska Warfaafinta ee Albayaan
Johannesburg, Koonfur Afrika

L

Previous Post

KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQADA 10AAD

Next Post

Siminaar loo qabtay Ducaadda iyo Macalimiinta Magaalada Johannesburg (Masawiro)

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Siminaar loo qabtay Ducaadda iyo Macalimiinta Magaalada Johannesburg (Masawiro)

Siminaar loo qabtay Ducaadda iyo Macalimiinta Magaalada Johannesburg (Masawiro)

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com