Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Siminaar loo qabtay Ducaadda iyo Macalimiinta Magaalada Johannesburg (Masawiro)

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 8, 2016
in Somali
0
Siminaar loo qabtay Ducaadda iyo Macalimiinta Magaalada Johannesburg (Masawiro)

thumbs_img-20161127-wa0080Johannesburg:– Waxaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Johannesburg Dawro ama siminaar lagu baranayay Hogaaminta, oo socday 26-27/11/ 2016 dawrada waxaa loo qabtay imaamyada, ducaadda, macalimiinta iyo hawl wadeenadda dacwada maraakista hoostagta Albayaan ee dalka South Africa. Iyada oo u jeedadadu tahay in sare loo qaado wacyiga hogaamineed iyo kartida maamul ee ku aaddan wax qabadka shaqo ee hor taalla maraakista Golaha.

duruusta labadi bari socotay ayaa waxaa soo jeediyay aqoonyahanno Somaaliyeed oo haysta shahaadooyin sare isla markaanna aqoon wanaagsan ulahaa maadooyinka ay dhigayeen.

Golaha Fulinta Albayaan oo soo qabanqaabiyay dawradan ayaa gunaanadki tababarka goobta ka cadeeyay in ay sii socon doonaan tababarrada noocan oo kala ah ee la siinayo kawaadirta gacanta ku haysa shaqo maalmeedka golaha Albayaan.

img-20161127-wa0078
img-20161127-wa0079
img-20161127-wa0081
img-20161127-wa0082
img-20161127-wa0083
img-20161127-wa0084
 Ugu danbaynti waxaa shahaadooyin la gudoonsiiyay ka qaybgalayaashi qaatay tababbarka, waxaana goobta hadal mahadcilin iyo guubaabo ah ka soo jeediyay sh. Xasan Guure Cabdulle guudoomiyaha guud ee golaha dacwada ee Albayaan.

Al-Bayaan South Africa
Faraca Johannesburg 

Previous Post

Shirweynihii 14aad ee Golaha Shuurada Albayaan oo ka dhacay magaalada Johannesburg (Masawiro)

Next Post

Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo caawa lagu dilay Muqdisho

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo caawa lagu dilay Muqdisho

Sh Saciid Cismaan (Saciid Qalinle ) oo caawa lagu dilay Muqdisho

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com