Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Cyril Ramaphosa oo rajo wanaagsan ka muujiyay dhaqaalaha Waddanka

majlisalbayaan by majlisalbayaan
April 20, 2017
in Somali
0
Cyril Ramaphosa oo rajo wanaagsan ka muujiyay dhaqaalaha Waddanka

Madaxweyne ku xigeenka South Africa Cyril Ramaphosa

Abdikarim Mursal Farah | Cape Town, South Africa.| 20 April 2017

Madaxweyne ku xigeenka South Africa Cyril Ramaphosa
Madaxweyne ku xigeenka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa

Cyril Ramaphosa oo xalay kulan casha ah la yeeshay ururka Golaha Ganacsatada Madoowga ah ayaa mar uu la hadlayay waxaa uu sheegay in waddanka uu wajahayo waqti adag oo uu jiro culeys dhaqaale oo mushkilad ku ah horumarka dalka, taasoo jirta, ayaa hadane wali waxaa jira ayuu yiri rajo wanaagsan.

Waxaana uu arrintaasi ku dhiiragaliyay maalgashadayaasha, Saraakiisha warshadaha iyo bulshada rayidka ah ee South Africa.

Kulankan cashada ah ee ka dhacay Hotel-ka Hilton ee ku yaala Santon ee magaalada Johannesburg, ayaa wuxuu ahaa mid lagu lafagurayay sidii wax looga qaban lahaa mushkiladaha dhaqaale ee ka jira Koonfur Afrika, taasoo keeni karta in markale  ay maalgashadayaashu hantidooda kala baxaan wadanka waa haddii aan wax laga qaban dhaqaalaha wadanka oo hoos u sii soconaya, waxaana madaxweyne ku xigeenka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa uu yiri “Waxaa jira dhibaatooyin, laakiin sidoo kale waxaa jira horumarro. Waxaa jira rajo ah in aan xalinno mushkiladaha uu waddanka wajahayo, mana ogolaan doono in shiqsi, koox ama qoys gaar ah uu qaranka gacanta u galo”.

Hadalkan uu xalayto jeediyay madaxweyne ku xigeenka dalka South Afrca Cyril Ramaphosa ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli Koonfur Afrika ay kaalin hoose ka gashay wadamada ugu soo jiidashada badan maalgashiga qaarada Africa marka loo eego kaalintii ay dhowr sano kahor kaga jirtay dhanka maalgashiga Afrika iyadoo aheyd wadan ku haboon ganacsiga horta ah.

Sources: wakaaladda.com

Previous Post

Waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 2aad)

Next Post

“Cabdiraxmaan Jibriilow, Maxaa Keenay Inaad Tidhaa Gaaladu Jannaday Galayaan, Ducadoodana Waa La Aqbalayaa?” Sh.Shibli_Muuqaal

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
“Cabdiraxmaan Jibriilow, Maxaa Keenay Inaad Tidhaa Gaaladu Jannaday Galayaan, Ducadoodana Waa La Aqbalayaa?” Sh.Shibli_Muuqaal

“Cabdiraxmaan Jibriilow, Maxaa Keenay Inaad Tidhaa Gaaladu Jannaday Galayaan, Ducadoodana Waa La Aqbalayaa?” Sh.Shibli_Muuqaal

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com