Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Barnaamijka “Walaal Afuri” oo Koonfur Afrika Johannesburg si habsami ah uga socda

majlisalbayaan by majlisalbayaan
June 10, 2017
in Somali
0
Barnaamijka “Walaal Afuri” oo Koonfur Afrika Johannesburg si habsami ah uga socda

Dhalinyarada oo tirinaya lacagta ay soo uruuriyeen

Abdikarim Mursal Farah | Cape Town, South Africa.

Dhalinyarada oo tirinaya lacagta ay soo uruuriyeen
Dhalinyarada oo tirinaya lacagta ay soo uruuriyeen

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku sugan magaaladda Johannesburg ee xarunta ganacsiga ee dalka South Africa ayaa u istaagay barnaamij loogu magacdaray Walaal Afuri oo lacago loogu uruurinayo walaalaha aan afurka heli Karin ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.

Dhaliyaradan ayaa qaarkood taagan waddooyinka magaalada Johannesburg gaar ahaan xaafadda ay Soomaalida u badantahay ee Mayfair, halka qaar kamid ah ay mid-mid u tagayaan goobaha ganacsi ee dadka Soomaalida ah ay ku leeyihiin xaafadaasi.

Dhalinyaradan isxilqaamay  ayaa waxaa maalintii labaad u suurtagashay inay uruuriyaan lacag gaareysa $900/sagaal boqol oo doolar oo ay gaarsiiyeen dad danyar ah oo ku sugan magaalooyinka Soomaaliya. Dhaliyarada ayaa u mahadceliyay dhamaan dadkii garab istaagay barnaamijkaas oo bixiyay qidmadaasi lagu caawinaya dadka tabaaleysan, waxayna Allah uga baryeen in uu miisaanka xasanaadka u saaro oo ganacsigoodana uu u barakeeyo.

Previous Post

Qormo ku saabsan Go’doominta Qatar

Next Post

Koonfur Afrika oo ka soo kabaneysa Khasaarihii Duufaanta; daawo Sawirada

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Koonfur Afrika oo ka soo kabaneysa Khasaarihii Duufaanta; daawo Sawirada

Koonfur Afrika oo ka soo kabaneysa Khasaarihii Duufaanta; daawo Sawirada

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com