Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Qormo ku saabsan Go’doominta Qatar

majlisalbayaan by majlisalbayaan
June 11, 2017
in Articles
0
Qormo ku saabsan Go’doominta Qatar

FILE PHOTO: Emir of Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani attends the 25th Arab Summit in Kuwait City, March 25, 2014. REUTERS/Hamad I Mohammed/File Photo

FILE PHOTO: Emir of Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani attends the 25th Arab Summit in Kuwait City, March 25, 2014. REUTERS/Hamad I Mohammed/File Photo
FILE PHOTO: Emir of Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani attends the 25th Arab Summit in Kuwait City, March 25, 2014. REUTERS/Hamad I Mohammed/File Photo

Qatar waa Dal ku yeela dhankabari ee jaziirada carabta, wuxuu leeyahay halxuduud oo dhanka bariga ah, wuxuuna la wadaagaa dalka Sucuudiga, waa dal qani ku ah soo saarka saliida iyo gaaska dabiiciga ah. Dhul ahaan wuxuu ku fadhiyaa 11,586 km2 .  Tirikooob la sameeyay 2015kii tirada dadku waa 2.235 Milyan.

Dalka yar ee Carbeed wuxuu wajahayaa qalqal siyaasadeed oo kaga furan dalalka xulufada la ah Sucuudiga, sida Baxreyn, Imaaraadka Carabta, Yaman iyo dalka Masar. Dalalkaasi ayaa Xiriirka u jaray Qatar bilowgii todobaadkan, yagoo ku eedeeyay in Qatar ay maalgalin iyo taageero siiso ururo lagu sheegay in ay yihiin argagixiso.

Intabadan gobolka Bariga dhexe, waxaa kajira quwado ku dagaalama hanashada iyo ku awoodlahaanshaha go’aamada gobolka.

 

Quwadahan ayaa kala ah:

  • Iraan oo iyadu tageerta Shiicada ka dagaalanta dalalka ciraaq Iyo Suuriya. Xisbullah oo uu saldhigoodu yahay dalka Lubnaan iyo Xootiyiinta awooda kuleh dalkaYaman.
  • Quwadan waxaa hogaaminaya boqorada dalalka Sucuudiga, Baxreyn, Imaaraadka Carabta, Jordan iyo Masar oo iyaduna kamid ah.
  • Isbaheysigan waxaa kubohoobay Turkiga, Qadar iyo Iqwaanul Muslimiinka reer Masar.

Dhammaan dalalka kooxaha kor ku xusan, waxey kaqeybqaadanayaan dagaalka ka jira dalalka ciraaq iyo Suuriya, midkastaana wuxuu leeyahay u jeedo gooni ah, iyaguna waxaa kor kasii ilaashanaya oo danahooda gaarka ah wata dalalaka Ruusha iyo Mareykanka oo iyagu u muuqda iney ku loolamayaan hanashada Bariga Dhexe.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran Javad Zarif oo arbacadii Ankara kula kulmay Ordogan. Xuquuqda Sawirkda – (Reuters)

Waa Maxey Saameynta Turkiga iyo Iran

Go’doominta lagu sameeyay Qadar waxaad moodaa in ay wanaajineyso xiriirka siyaasadeed ee dalalkaTurkiga iyo Iraan, maalintii Arbacada waxaa dalka Turkey tagay wasiirka arrimaha dibada ee dalka Iraan Maxamed Javad Zarif si ay isku fakar uga noqdaan arrinta Qadar.

BaarlamaankaTurkiga wuxuu soo saaray sharci ogolaanaya in ciidanka MilatarigaTurkiga lageyn karo Qatar, sidoo kale Turkiga wuxuu sheegeey in ay Qadar geyndoonaan cunto iyo biyo silamid ah Iraan.

 

Mareykanka

Mareykanka wuxuu saldhig ciidan ku leeyahay dalka Qadar, waxaa ka jooga ciidan gaaraya 10.000 oo asakari. Madaxweynaha Mareykanka Donal Trumpt wuxuu bartiisaTwitterka soo dhigay asagoo ku faanaya inuu ka dambeyay arrinta go’doominta Qadar, kadib markii uu ka qeybgalay shirkii madaxda Afrika.

Go’aanka Turkiga uu ka qaatay arrinta Qadar,  waxay dhalisay in Mareykanku uu badalo mowqifkiisii ku aadanaa in Qatar la go’doomiyo iyadoo lala xiriiranayo taageero ay siiso kooxaha islaamka ah ee loogu yeeray Argagxisada, waxuuna isu badalay in uu yahay dhexdhexaadiye, isagoo maanka ku haya saameynta Militari ee uu Turkiga ku yeelandoono Gacanka. Trumpt wuxuu qadka taleefoonka kula xiriiray dhigiisa Qatar si arrinta wadalhadal loogu dhameeyo, Amiirka dalka Qadarna wuu aqblay arrinkaas oo u muuqanayay in uu yahay mid lagu sasabayo Qatar oo lagu hilmaansiiyo sheegashada Mareykana ee ku lug lahaanshihiisa go’aanka lugu fududaaday ee wadankaasi.

Hada Mareykanku wuxuu ku jiraa wadamada dhexdhexaadinta oo ay ugu horeeyaan dalalka midowgaYurub.

Intaas waxaa ku dhan qeyta 1aad ee qormo aan uga hadleyno Go’doominta Qadar. Qeybta labaad waxaan diiradda ku saaridoona Al-jazeera oo ah warbaahinta ugu afka dheer dunida oo laga leeyahay dalkaasi Qatar, oo iyana qeyb ka ah waxyaabaha lagu bartilmaameedsaday Qadar.

 

W/D: Abdikarim Mursal Farah

Xigasho: wakaaladda.com

Previous Post

Qof Soomaali ah oo Xalay lagu dilay meel u Magaalada Cape Town

Next Post

Barnaamijka “Walaal Afuri” oo Koonfur Afrika Johannesburg si habsami ah uga socda

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Barnaamijka “Walaal Afuri” oo Koonfur Afrika Johannesburg si habsami ah uga socda

Barnaamijka "Walaal Afuri" oo Koonfur Afrika Johannesburg si habsami ah uga socda

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com