Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro ku baxaysa afka Englishka ee uu jeediyey alaha xifdiyee Sh. Dr. Ali Mohammed Salah waxaana uu Sheekhu kaga hadlay Muxaadaradiisa Adaab Dhalabul Cilmi ,waxaana uu Sh. Dr. Ali Mohammed Salah si faahfaahsan uga hadlay ahmiyada cilmiga iyo aadaabta laga rabo ardayga baranaya cilmiga.
Hoos ka Daawo Muxaadarada uu Sh. Dr. Ali Mohammed Salah ka jeediyey Oslo Adaab Dhalabul Cilmi
Xigasho: www.halgan.net








