SHIR SANADEEDKA TODOBAAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO LAGU SOO GABAGABEEYAY MAGAALADA JOHANNESBURG.
Munaasabadaan lagu soo gabagabeenayay shir sanadeedka todobaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa waxaa kasoo qeybgalay Sheikh Mustafa Xaaji...








