Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Fahanka saxda ah ee dhaqan-gelinta shareecada Islaamka Sh Maxamuud Shible(Daawo)

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 8, 2016
in SH.Shible
0
Fahanka saxda ah ee dhaqan-gelinta shareecada Islaamka Sh Maxamuud Shible(Daawo)

Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli ayaa soo gaba-gabeeyey barnaamij uu uga hadlayey fahanka saxda ah ee dhaqan-gelinta shareecada Islaamka.

Barnaamijkan oo ahaa kii 4aad ayaa sheekha waxaa kala qeyb galay qaar ka mid ah ardadiisa, waxaana uu barnaamijku u dhacay sidan:-

1-Cidda ka mas’uulka ah hir-gelinta shareecada ayaa waxaa marka hore ka hadlay ustaad Mahad Cabdinuur, iyadoo isla qodobkaas uu sheekhu kaga dambeeyey.

2-In qeyb-qeyb loo hir-gelin karo shareecada ayaa waxaa ka hadlay Ustaad Maxamuud Shabeel, waxaana isla qodobkan qeyb ka qaatay sh. Shibli, faah faahin dheeraad ahna ka bixiyey.

3-Ustaad Bashiir Shariif ayaa qeybta u dambeysay oo ka hadleysay in hir-gelinta shareecada lagula dagaallami karo ciddii ka hortimaadda, ka hadlay, waxaana uga dambeeyey sheekha.

Qodobka ugu dambeeya ayaa sheekhu waxa uu sheegay in ka mas’alo ahaan uu uga hadlay ee cidda fulineysa ay tahay cid muslimiinta mas’uuliyad u dhiibteen ama hoggaanka umadda ah.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaariyey hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada ee dalka Kenya, gaar ahaan xafiiska warbaahinta, wuxuuna ahaa qeybtii ugu dambeysay ee barnaamijka oo ka koobnaa 4 qeybood.

Waxaa duubay oo farsameeyey Maxamed A. Ismaaciil

Markazka Al-Hidaaya
Nairobi

Previous Post

SAUDI ARABIA: GRAND MUFTI TELLS YOUTH NOT TO BE MISLED

Next Post

Culimada magaalada Gaalkacyo Oo nabad ku baaqay.[Dhagayso]

Related Posts

Xalqadii 1aad || JUNUUDU IBLIIS || Kufriyaadkii Abdiqadir Kishki – Sh Maxamud Shibli

Xalqadii 1aad || JUNUUDU IBLIIS || Kufriyaadkii Abdiqadir Kishki – Sh Maxamud Shibli

May 14, 2017
Sh cabdiraxman Jibril oo ka Tawbad keenay Buuggii uu qoray.

Sh cabdiraxman Jibril oo ka Tawbad keenay Buuggii uu qoray.

April 29, 2017
“Cabdiraxmaan Jibriilow, Maxaa Keenay Inaad Tidhaa Gaaladu Jannaday Galayaan, Ducadoodana Waa La Aqbalayaa?” Sh.Shibli_Muuqaal

“Cabdiraxmaan Jibriilow, Maxaa Keenay Inaad Tidhaa Gaaladu Jannaday Galayaan, Ducadoodana Waa La Aqbalayaa?” Sh.Shibli_Muuqaal

April 29, 2017
KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQO 8AAD 26 09 2013

KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQADA 10AAD

December 8, 2016
KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQO 8AAD 26 09 2013

KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQADA 9AAD 03 10 2013 SOMALI CHANNEL

December 8, 2016
KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQO 8AAD 26 09 2013

KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQO 8AAD 26 09 2013

December 8, 2016
Next Post
Culimada magaalada Gaalkacyo Oo nabad ku baaqay.[Dhagayso]

Culimada magaalada Gaalkacyo Oo nabad ku baaqay.[Dhagayso]

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com