Kulanka Sh shible waa mid uu sheekhu ugu faa’idaynayo ummadda Soomaaliyeed ee ku nool dunida dacaladeeda, iyadoo ay waydiiyaan su’aalaha ay u arkayaan inay u baahan yihiin.
Alle swt sheekha miisaankiisa xasanaadka ha ugu daro maalin uu uga baahi badan yahay, aamiin.
Halkan hoose ka daawo.
Xigasho:somalichanelltv






