Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

IRAN oo siyaasada Maraykanka ee Bariga Dhexe ku tilmaamtay “Jaahilnimo”

majlisalbayaan by majlisalbayaan
May 23, 2017
in Somali
0
IRAN oo siyaasada Maraykanka ee Bariga Dhexe ku tilmaamtay “Jaahilnimo”

Madaxweynaha IRAN Xassan Rouhani oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Tehran, Iran, May 22, 2017. TIMA via REUTERS

Madaxweynaha IRAN Xassan Rouhani ayaa si adag uga jawaabay eedeynta uga timid Maraykanka iyo Sacuudiga shirkii ka dhacay magaalada Riyad.

Xassan Rouhani oo todobaadkan markale ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay siyaasada Maraykanka ee ku aadan Bariga Dhexe mid ay ku dheehantahay Jaahilnimo Maraykanka ka heysata taariikhda iyo marxalada ka jirta gobalkaasi.

Rouhani ayaa sheegay in IRAN la’aanteed aan la gaari karin wax nabad ama Xasilooni ah oo ka dhalata Bariga Dhexe.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shirkii ka dhacay magaalada Riyad oo ay ka qeyb galeen inta badan dalalka Carabta iyo Islaamka ayaa ka codsaday wadamadaasi inay iska kaashadaan la dagaalanka kooxaha xagjirka ah, waxayna si gaar ah u cambaareeyeen dowlada IRAN oo ay ku tilmaameen mid iyadu maalgelisa kooxaha Argagaxisada ah.

Hase yeeshee Rouhani ayaa arrintan uga jawaabay in Maraykanka iyo Sacuudiga ay iyagu yihiin kuwa argagaxisada maalgeliya.

“…Is weydiiya yaa la dagaalamay argagaxisada sida Daacish?. Cida la dagaalantay waa la yaqaan waana IRAN, Syria, Xisbullah iyo Ruushka. Is weydiiya yaa maalgeliyey argagaxisada? Ma dhici karto kuwii argagaxisada maalgeliyey inay ku hadaaqaan inay iyagu la dagaalamayaan kooxahaasi…” ayuu yiri Xassan Rouhani oo shir jaraa’iid isniintii shalay ku qabtay magaalada Tehran.

Maraykanka iyo dalalka Carabta ayaa IRAN ku eedeeyey inay taageero siiso kooxaha dagaalada ka wada wadamada Carabta sida; Siiriya, Ciraaq, Lubnaan iyo Yemen. IRAN ayaa sidoo kale taageerta Xukuumada Bashar Al Assad ee Siiriya oo shacabkeeda u geysatay gumaad ba’an.

Rouhani oo doorashada IRAN ee sanadkan markii labaad ku guuleystay ayaa doonaya in IRAN uu ka saaro go’adoonka siyaasadeed iyo dhaqaale oo ay ku jirto. Wuxuuna sheegay in Maraykanka uusan si fiican u fahansaneyn waxa ka jira Bariga Dhexe isla markaana kuwa talada siiya ay been u sheegaan.

“…Maraykanka marar badan ayuu siyaabo kala duwan isugu dayey inuu cadaadiyo IRAN, balse mar walba waa uu ku fashilay arrintaasi, waxaana ka sugeynaa xukuumada cusub ee Maraykanka inay la timaado siyaadad cusub oo macquul ah..” ayuu yiri Madaxweynaha IRAN oo ku tilmaamay shirkii ka dhacay Riyad “Ruwaayad Siyaasadeed” balse aan wax natiijo dhab ama saameyn dhab ah ku yeelan doonin xaalada gobalka ka jirta.

Khalid Yusuf
Horseed Media

Previous Post

MAANDOON MA MUSLIMIINAA (2) W/Q Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh Cumar

Next Post

Qof Soomaali ah oo Xalay lagu dilay meel u Magaalada Cape Town

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Qof Soomaali ah oo Xalay lagu dilay meel u Magaalada Cape Town

Qof Soomaali ah oo Xalay lagu dilay meel u Magaalada Cape Town

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com