Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Kulan cilmiyeed ay aqoonyahano ka qeybgaleen oo lagu qabtay Cape Town

majlisalbayaan by majlisalbayaan
July 5, 2017
in Social Affairs, Somali
0
Kulan cilmiyeed ay aqoonyahano ka qeybgaleen oo lagu qabtay Cape Town

Cabdikariim Mursal Faarax | Cape Town, Koonfur Afrika

Kulan cilmiyeed lagu qabtay jaamacadda Stellenbosch qeybteeda ku taala xaafadda Bellville ee ka tirsan magaalada Cape Town, ayaa waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah jaaliyadda Soomaalida ah ee ku nool dalka South Africa, waxaana marti  ku ahaa Xildhbaan Abdifatah Ismaaciil Daahir  iyo Prof Abdi Ismail samatar oo markii ugu horeysay South Africa kusoo bandhigay buugiisa Cusub ee uu ugu magacdaray Africa’s First Democrats ama Hormuudka Demoquraadiyadda Africa.

Kulan cilmiyeedkan oo sanadkiiba mar lagu qabto magaalada Cape Town islamarkaana lagu casuumo aqoonyahano Soomaaliyeed, ayaa waxaa soo abaabulay Ururuka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka South Africa. Guddoomiyaha ururkaasi Maxamuud Cabdirisaaq Cali Mire oo warbaahinta lahadlay ayaa waxaa uu sheegay in ururka ardayda uu u taaganyahay wax walba oo bulshada faa’ido u ah, waxaana jecelnahay ayuu yiri in marwalba aan isku xirno bulshada, aqoonyahanada iyo madaxda qaranka.

Xildhibaan Abdifatah Ismaaciil Daahir oo ka tirsan Baarlanaaka Soomaaliya oo socdaal gaaban ku jooga dalka South Africa,  ayaa waxaa uu ka hadlay dib u dhiska Dowladnimada Soomaaliya iyo  waajibaadka ka saaran dhalinyarada Soomaaliyeed  MustaqbalkaDalka iyo taabagalinta dowlad Soomaaliyeed oo ka duwan dowladihii inaga dumay oo aan dib u bur-burin.

Profesor Cabdi Ismaaciil Samatar oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan oo marti ku ahaa kulan cilmiyeedka ayaa waxaa uu halkaasi kusoo badhigay buuggiisa Africa’s First Democrats ama Hormuudka Demoquraadiyadda Africa kaasoo uu kaga hadlayo kaalintii Soomaaliya ay ka qaadatay dimoqraadiyadda Africa, taasoo ku abtirsaneysa madaxdii qaranka Soomaaliya ee lixdamaadkii sida Aadan Cabdulle Cismaan(Aadan Cadde) iyo Cabdirisaaq Xaaji Xussein.

Kulankan oo sanadkiiba mar laqabto waxaa isugu yimaada qeybaha gala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo dhalinyaro u badan, kuwaas oo qaarkood kayimaada gobalada dalka South Africa, waxaana uu gogol dhiggiisu yahay in da’yarta la xusuusiyo midnimada Ummada Soomaaliyeed iyo waajibaadka ka saaran mustaqblakaDalka.

Cabdikariim Mursal Faarax

Amfarah777@gmail.com

Cape Town, South Africa.

Sources: wakaaladda.com

Previous Post

Soomaali badan Oo Lagasii Daayey Xabsiyada Botswana Oo Soo Gaaray South Africa

Next Post

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Minneapolis.[Video]

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Minneapolis.[Video]

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Minneapolis.[Video]

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com