Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Nadwo Cilmiyeed Qiimo badan oo lagu soo Afmeeray magaalada Qardho (Masawiro)

majlisalbayaan by majlisalbayaan
August 11, 2017
in Masaajid, Social Affairs, Somali
0
Nadwo Cilmiyeed Qiimo badan oo lagu soo Afmeeray magaalada Qardho (Masawiro)

thumbs_IMG_2017Qardho:-Nadwadan lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana nadwada sanadkan ka qaybgalay culumida ugu waawayn Puntland iyo guud ahaan Soomaliya.

Nadwo cilmiyeedkan oo socotay mudo sadex habeen ah ayaa waxa laga jeediyay 4 muxaadaro oo hoos imaanaya mowduuca guud ee Nadwada iyadoona sidoo kale ay jireen tacliiqaad iyo Fataawo ay daba socdeen muxaadaro walba.

Nadwada sanadkan 2017 waxa ka qaybgalay culimo ay ka mid yihiin.

1.   Sh. Daahir Aw-Cabdi

2.   Sh. C.naasir Xaaji Axmed

3.   Sh. Xasan Maxamed Muuse (Sh Xasan Bookh)

4.   Sh. C.raxmaan Bukhaari

5.   Sh. Maxamed Axmed Faarax (Sh Dabiix)

6.   Sh. Axmed Faarax Garaase

7.   Sh. C.shakuur Aadan Faarax.

Cinwaanka Muxaadaraadka laga jeediyay Nadwada Sanadkan waxaa ka mid ahaa.

IMG_20170802
IMG_20170802_1
IMG_20170802_2
IMG_20170802_195248-1
IMG_20170804
IMG_20170804_12
IMG_201708041
IMG_20170804_124253-1
IMG_20170804_124404-1
IMG_20170804_192402
IMG_20170804_193555
IMG_20170804_193628
IMG_20170804_193636
IMG_20170804_193641
IMG_20170804_193651
IMG_20170804_201742
IMG_20170804_201754
IMG_20170804_202201

1.   Dacwadu waa Risaalada qof kasta oo muslim ah

2.   Kafogaanshaha diinta islaamka iyo sababaha keena.

3.   Fadliga wax ku bixinta wadada ilaahay.

4.   Tarbiyada Caruurta.

Nadwadan oo ahayd tii 13 aaad ayaa ah mid sanad walba xiliga xagaaga lagu qabto magalada Qardho waxana sanadkan soo agaasintay Mu’asasada Dacwada iyo horumarinta ee Al-minhaaj qaybteeda Qardho.

Musasat Al-Minhaaj
Daauud Maxamed Xasan
Halgan.net

Previous Post

KHUDBADDII JIMCAHA EE MASJID ABUBAKAR SIDIQ KENYA- NBI 04/08/2017

Next Post

Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Maxamed Umal (Daawo)

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Maxamed Umal (Daawo)

Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Maxamed Umal (Daawo)

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com