Wednesday, October 21, 2026
Serving the Ummah since 1996
  • Privacy Notice
  • YouTube Videos
  • Contact us
  • Al Bayaan Media
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
    • Leadership
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
    • Leadership
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Wafti culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Cabdi Naasir Xaaji oo ku sii jeeda Gaalkacyo.[Video/Masawiro]

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 1, 2015
in Social Affairs, Somali
0
Wafti culimo ah oo uu hogaaminayo Sh Cabdi Naasir Xaaji oo ku sii jeeda Gaalkacyo.[Video/Masawiro]

thumbs_7-300x169Gaalkacyo:-Culimadaan uu hogaaminayo Sheekh. C/nasir Xaaji Axmed oo ka kala yimid deegaanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay safar ay maanta ugu socdaalayeen magaalada Gaalkacyo iyagoo xusay in ay doonayaan in ay colaada joojiyaan oo nabad ay dhex dhigaan Puntland iyo Gal-Mudug. Culimada ayaa maalmihii u danbeeeyey ku baaqay in la joojiyo colaada a jirtay magaalada Gaalkacayo waxaan ay markii danbe safar ku soo gaareen magaalada Garoowe halka qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho la filayo in ay u socdaal nabadeed ku gaareen degmada Cadaado iyo Gaalkacayo.

thumbs_1-300x169

thumbs_5-300x169
Waftiga Culimada ee uu Hogaminayo Sh C/naasir Xaaji ayaa waxaa ka mid ah:-

1.Sh Dr.Axmed Imaan

2. Sh . Maxamed Macalim Axmed

3. Maxamuud Xaaji Yuusuf

4. Sh Axmed Cabdi Samad

5. Sh Fu’aad Xaaji

6. Sh.Yaasiin Cabdullahi

Dhanka kale waxaa iyana waftigaan kusoo Biiraya Culimo Kale Oo uu kamid yahay Sh Daahir Aw Cabdi Kuwaas Oo kasoo ambabaxay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

thumbs_12299375_934078813313990_5885533272035520510_n-1

thumbs_12311296_934078846647320_2039775420338943220_n
Hoos ka daawo wafti balaaran oo uu hogaaminayo Sh C/naasir Xaaji Axmed oo u Ambabaxay Gaalkacyo

Nuur Jaamac Aadan
Garoowe,Halgan.net

Previous Post

UWANAAJI SIDUU ILAAHAY KUU WANAAJIYAY SH MAXAMED CABDI UMAL

Next Post

Dood Cilmiyeed ay qabteen Culimadii Gaalkacyo u tegay Nabadaynta ee dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro/Video] December 11, 2015

Related Posts

Albayaan Council Management Training

Albayaan Council Management Training

October 12, 2026

Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka & Fiqhiga ee K/Afrika 1448-2026

September 13, 2026

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018
Next Post
Dood Cilmiyeed ay qabteen Culimadii Gaalkacyo u tegay Nabadaynta ee dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro/Video] December 11, 2015

Dood Cilmiyeed ay qabteen Culimadii Gaalkacyo u tegay Nabadaynta ee dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro/Video] December 11, 2015

Madarasatu Rahma Graduation Ceremony

Madarasatu Rahma Graduation Ceremony

October 13, 2026
Madarasatu Sunnah Graduation Ceremony

Madarasatu Sunnah Graduation Ceremony

October 13, 2026
The International Prize for the Qur’an and Fiqh in South Africa

The International Prize for the Qur’an and Fiqh in South Africa

October 20, 2026

About Al Bayaan

Al Bayaan Islamic Council Trust has served the Muslim community in South Africa since 1996 through Islamic education, religious guidance and community service.

Quick Links

  • About Us
  • Leadership
  • Annual Reports
  • Contact Us
  • Privacy Notice
  • Al Bayaan Media

Contact Us

Al Bayaan Islamic Council Trust

📍 124 8th Avenue, Mayfair, Johannesburg, 2092

☎️ Office: +27 11 837 1424

📱 Mobile / WhatsApp: +27 73 316 5525

✉️ info@albayaan.co.za

🕘 Mon–Thu 08:30–16:30 · Fri 08:30–12:00 · Sat 08:30–16:30

  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

© 2026 Al Bayaan Islamic Council Trust · Designed by Al Bayaan Media

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Leadership
  • Privacy Notice
  • Youtube Videos

© 2026 Al Bayaan Islamic Council Trust · Designed by Al Bayaan Media