Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Culimada magaalada Gaalkacyo Oo nabad ku baaqay.[Dhagayso]

majlisalbayaan by majlisalbayaan
November 26, 2015
in Somali
0
Culimada magaalada Gaalkacyo Oo nabad ku baaqay.[Dhagayso]

Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa wali ka taagan xiisadda colaadeed ee u dhexeysa maamulada Gal-Mudug iyo Puntland ee ka dhalatay muranka dhismaha waddo dhex marta magaalada. Dadka magaalada ayaa wali barakacaya si ay uga baxsadaan colaadda taagana ayaga oo taas ka duulaya, ayaa culimada magaalada Gaalkacyo oo ka kooban labada dhinac ee dagalamay waxa ay maanta shir ay ku yeesheen gudaha magaalada.

Culimada oo ka koobnaa guddi 14 qof, ayaa waxa ay soo saareen baaq ay labada dhinac ugu baaqayaan in si deg deg ah loo joojiyo colaadda si dadku ay guryahooda ugu soo noqdaan. Waxa ay ka codsadeen Gal-Mudug iyo Puntland in sidoo kale ay joojiyeen ciidamada ay ku soo daabulayaan magaalada.

Sheekh Muxiyadiin Sheekh Yuusuf oo ka mid ahaa culumadii kulankaasi ka qayb gashay ayaa Caasho Ibrahim uga warramay qodobada ugu muhiimsanaa baaqa culimada.

Hoos ka dhagayso baaq ay culimada Gaalkacyo ay ka soo saareen colaada Gaalkacyo

Source: halgan.net

Previous Post

Fahanka saxda ah ee dhaqan-gelinta shareecada Islaamka Sh Maxamuud Shible(Daawo)

Next Post

Akhlaaqda ganacsadaha Muslimka ah Sh.Maxamud Shibli

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Fahanka saxda ah ee dhaqan-gelinta shareecada Islaamka Sh Maxamuud Shible(Daawo)

Akhlaaqda ganacsadaha Muslimka ah Sh.Maxamud Shibli

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com