Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Qof Soomaali ah oo Xalay lagu dilay meel u Magaalada Cape Town

majlisalbayaan by majlisalbayaan
June 11, 2017
in Services, Social Affairs
0
Qof Soomaali ah oo Xalay lagu dilay meel u Magaalada Cape Town

Sawir hore, waa dad wada qof 2010-kii lagu dilay South Africa

Abdikarim Mursal farah | Johannesburg

Sawir hore, waa dad wada qof 2010-kii lagu dilay South Africa
Sawir hore, waa dad wada qof 2010-kii lagu dilay South Africa

Dalka South Africa oo mar walba lagu dhibaateeyo Soomaali badan oo ku dhex nool, ayaa xalay waxaa meel u dhaw magaalada Cape Town lagu dilay qof Soomaali ah oo ka xamaalanayay mid kamid ah dukaamada Soomaalida ay ku leedahay halkaasi.

 

Qofka la dilay oo wiil dhalinyaro Soomaali ah, ayaa xalay Fiidkii kooxo hubeysan waxaa ay ku qaarajiyeen goob ganacsi ee uu ka shaqeynayay  oo ku taala tuulo lagu magacaabo  lowery pass oo u dhaw deegaanka Staran oo 30km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Cape Town. Ragga habeysan ayaa sida la sheegay waxaa ay soo galeen gudaha dukaanka, iyagoo ku labisan dharka shaqaalaha, waxayna marxumka u sheegeen in uusan heynin alaabta ay raadinayaan. markii ay banaanka u wada baxeen, ayaa laba daqiiqo kadib waxaa ay dib ugu soo laabteen dukaankii oo durbadiiba waxay xabad ku bilaaben qofkii dukaanka joogay oo ahaa qorka dhintay.

 

Sida uu ii sheegay guddoomiye ku xigeenka Save Somali Communit Cabdi Calas Guure, majirto cid gacanta lagu soo dhigay oo lagu eedeeynayo falkaasi, waxaana socda ayuu yiri baaritaan ay wadaan booliiska oo lagu baadi goobayo kooxdii dilka geysatay iyo cid walba oo falkaasi looga shakiyo.

 

Cabdi Calas oo aan khadka telephone-ka ku wareystay ayaa waxaa uu nasiib daro ku tilmaamay in South Africa ay ku taallo Safaarad Soomaaliyeed, balse aysan ka warheynin dhibaatooyinka joogtada ah ee dadka Soomaalida ah loogu geysto gudaha dalka South Africa, waxaana habooneyd ayuu yiri in dadkooda ay dhibaatada la qeybsadaan oo ay garab istaagaan, halkii ay iska inta tiri lahaayeen. Masuuliyadda safaaradda loo idmaday ma ahan oo kaliya ayuu yiri in dadka ay usoo saaraan baasaboor ay dadka lacago ku bixiyaan.

 

Wiilka la dilay oo lagu magacaabi jiray Maxamed Ibraahim Calasoow ayaa waxaa uu dhashay sanadkii 1981 wuxuuna kamid ahaa bulshada Soomaaliyeed ee in mudda ahba ku noolaa dalka South Africa, waxaana la filayaa in maanta lagu aaso qabuuraha muslimiinta ee magaalada Cape Town.

Xigasho: wakaaladda.com

 

 

 

Tags: DilkaSouth Africa
Previous Post

IRAN oo siyaasada Maraykanka ee Bariga Dhexe ku tilmaamtay “Jaahilnimo”

Next Post

Qormo ku saabsan Go’doominta Qatar

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Qormo ku saabsan Go’doominta Qatar

Qormo ku saabsan Go’doominta Qatar

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com