Wednesday, October 21, 2026
Serving the Ummah since 1996
  • Privacy Notice
  • YouTube Videos
  • Contact us
  • Al Bayaan Media
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
    • Leadership
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
    • Leadership
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN EE SHANAAD OO SOO GABA-GABOOBAY

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 27, 2017
in Madaaris Activities, Masaajid, Somali
0
TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN EE  SHANAAD OO SOO GABA-GABOOBAY

Johannesburg.

Waxaa galabta oo taariikhdu tahay 24/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo soconayay muddo laba cisho ah,waxaana la qaybiyay jaaisooyinkii kala duwanaa ee ay mutaysteen ardaydu, ayadoo sannadkan lagu soo kordhiyay waxyaabo badan oo aan horey u jirin sida Trophs la siinayay ardayga booska koowaad ka gala qayb-tiiba.

 

Sida loo kala guulaystayna waa sidan hoose:

Madarasada Najaashe arday ka sodaya – Johannesburg                       30-ka Jus

Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg                   15-ka Jus

Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg                   15-ka Jus

Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg                   10-ka Jus

Madarasada Sunnah arday ka socday  Cape Town                                   5-ta Jus

Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg                   1-ka Jus

 

Waxaa Madarasada Ubay Bin Kacab ee Rustenburg la guddoonsiiyay Billad sharaf oo ay ku mutaysteen in ay noqdeen Madarasadii ugu kaalimo badnayd tartankan shanaad.

DSC_0522 DSC_0542 D3 003 D3 004 D3 005 D3 006 D3 008 D3 011 D3 028 D3 029 D3 030 D4 001

Warbaaahinta Albayaan-Johannesburg

Previous Post

TARTANKII QURAANKA EE ALBAYAAN OO KA FURMAY MASJID SHAFICI 22/12/2017

Next Post

MU’TAMARKII SIDDEEDAAD EE JALIYADDA K-AFRIKA OO CAAWA KA FURMAY MASJID SHAFICI JOHANNESBURG IYO CAPE TOWN

Related Posts

Albayaan Council Management Training

Albayaan Council Management Training

October 12, 2026

Tartanka Caalamiga ah ee Qur’aanka & Fiqhiga ee K/Afrika 1448-2026

September 13, 2026

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018
Next Post
MU’TAMARKII SIDDEEDAAD EE JALIYADDA K-AFRIKA OO CAAWA KA FURMAY MASJID SHAFICI JOHANNESBURG IYO CAPE TOWN

MU'TAMARKII SIDDEEDAAD EE JALIYADDA K-AFRIKA OO CAAWA KA FURMAY MASJID SHAFICI JOHANNESBURG IYO CAPE TOWN

Madarasatu Rahma Graduation Ceremony

Madarasatu Rahma Graduation Ceremony

October 13, 2026
Madarasatu Sunnah Graduation Ceremony

Madarasatu Sunnah Graduation Ceremony

October 13, 2026
The International Prize for the Qur’an and Fiqh in South Africa

The International Prize for the Qur’an and Fiqh in South Africa

October 20, 2026

About Al Bayaan

Al Bayaan Islamic Council Trust has served the Muslim community in South Africa since 1996 through Islamic education, religious guidance and community service.

Quick Links

  • About Us
  • Leadership
  • Annual Reports
  • Contact Us
  • Privacy Notice
  • Al Bayaan Media

Contact Us

Al Bayaan Islamic Council Trust

📍 124 8th Avenue, Mayfair, Johannesburg, 2092

☎️ Office: +27 11 837 1424

📱 Mobile / WhatsApp: +27 73 316 5525

✉️ info@albayaan.co.za

🕘 Mon–Thu 08:30–16:30 · Fri 08:30–12:00 · Sat 08:30–16:30

  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

© 2026 Al Bayaan Islamic Council Trust · Designed by Al Bayaan Media

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Leadership
  • Privacy Notice
  • Youtube Videos

© 2026 Al Bayaan Islamic Council Trust · Designed by Al Bayaan Media