Johannesburg.
Waxaa galabta oo taariikhdu tahay 24/12/2017 ka furmay Tartankii Qauraanka ee Shannaad ee uu qabto Majliska Albayaan ee Koonfur Afrika, kaasoo soconayay muddo laba cisho ah,waxaana la qaybiyay jaaisooyinkii kala duwanaa ee ay mutaysteen ardaydu, ayadoo sannadkan lagu soo kordhiyay waxyaabo badan oo aan horey u jirin sida Trophs la siinayay ardayga booska koowaad ka gala qayb-tiiba.
Sida loo kala guulaystayna waa sidan hoose:
Madarasada Najaashe arday ka sodaya – Johannesburg 30-ka Jus
Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg 15-ka Jus
Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg 15-ka Jus
Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg 10-ka Jus
Madarasada Sunnah arday ka socday Cape Town 5-ta Jus
Madarasada Ubay Bin Kacab arday ka socday Rustenburg 1-ka Jus
Waxaa Madarasada Ubay Bin Kacab ee Rustenburg la guddoonsiiyay Billad sharaf oo ay ku mutaysteen in ay noqdeen Madarasadii ugu kaalimo badnayd tartankan shanaad.
Warbaaahinta Albayaan-Johannesburg



















