Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Arday gaaraysa 118 oo ka Qalin Jabiyey Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe [Masawiro]

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 8, 2016
in Social Affairs, Somali
0
Arday gaaraysa 118 oo ka Qalin Jabiyey Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe [Masawiro]

Garoowe:-Munaasabad si wayn loo soo agaasimay ayaa 26-9-20015 oo ku began maalin sabti ah waxaa lagu qabtay Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Garoowe waxaana ku Qalin jabiyey in ka badan 118 Arday oo ka kala socday Kuliyadaha kala ah Culuumta Bulshada, Maaraynta Ganacsiga, Shareecada Islaamka iyo Culuumta Computerka.

Maamule ku xigeenka Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garowe Mudane C/Raxmaan Bindiiriye ayaa kusoo dhaweeyey Xaflada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Siciid Xasan Shire iyo Masuuliyiin kale oo ka socday 2gole ee Puntland.

Maamulaha Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Garoowe Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa sheegay in waqti dheer iyo juhdi badan lasiiyey sare u qaadida Ardayda Jaamacada Bariga afrika isagoo u mahadceliyey dhamaan Aas-Aasayaashii ku dhiiraday in ay yagleelaan Jaamacada ayna tahay wax Natiijadeeda la hayo,dhanka kale sheekha wuxuu Hambalyo u diray Ardayda Qalin Jabisay wuxuuna dhiirigeliyey kuwa hada Waxbarashada ka wada Jaamacada Bariga Afrika.

Gudoomiyaha Guddiga Asaasayaasha Jaamacadda Bariga Afrika Sheekh Yuusuf C/casiis ayaa sheegay in qiimo wayn ay ku fadhido soo saarida Arday tacliin Sare Xambaarsan Dalkooda iyo dadkoodana ku anfici kara wixi ay soo barteen wuxuu sheegay inaysan soo gabagabayn waxbarashada Ardayda Qalinjabisay balse hada ay Bilow u tahay waxbarashada ayna sii wadaan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Siciid Xasan Shire oo Xaflada soo xiray ayaa sheegay in Dowladd ahaan ay soo dhawaynayaan Ardayda Qalinjabisay Dalkana ay ka jirto shaqooyin farabadan oo loo baahan yahay in ay soo saartaan kana faa’iidaystaan, wuxuu ugu baaqay ganacsatada Dalka in ay Shaqaaleesiiyaan Ardayda kasoo baxda Jaamacadaha dalka si dhalinyaradu aysan uga hayaamin Dalka, Wuxuu Booriyey Jaamacada Bariga Afrika maamulkeeda Macalimiinteeda iyo Ardaydeedaba ugu dambaynna Xafladii ayuu soo gabagabeeyey Gudoomiyuhu.

Intii ay xafladu socotay waxaa jiray Dhiirigelin iyo shahaadooyin lagudoon siiiyey qaybo ka mid ah Ardayda waxaana loo mahadcelshay Ardaydii sida wayn uga qayb qaadatay Qabanqaabada Xafladda waana Dufcadii 3xaad oo ka qalinjabisa Jaamacada Bariga afrika Faraca Garowe.

thumbs_19 thumbs_18 thumbs_17 thumbs_15 thumbs_21 thumbs_23 thumbs_24 thumbs_25 thumbs_27 thumbs_39 thumbs_47 thumbs_46 thumbs_45 thumbs_44 thumbs_43 thumbs_42 thumbs_48 thumbs_49 thumbs_50 thumbs_51 thumbs_53

 

Xigasho: http://halgan.net/2015/09/arday-gaaraysa-118-oo-ka-qalin-jabiyey-jaamacada-bariga-afrika-faraca-garoowe-masawiro/

 

 

Previous Post

KULANKA SHIBLI Sh Maxamuud Shibli XALQO 2AAD

Next Post

Jaamacada Caalamiga oo laga furay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo (Masawiro)

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Jaamacada Caalamiga oo laga furay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo (Masawiro)

Jaamacada Caalamiga oo laga furay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo (Masawiro)

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com