Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Jaamacada Caalamiga oo laga furay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo (Masawiro)

majlisalbayaan by majlisalbayaan
September 26, 2015
in Articles, Social Affairs, Somali, Videos
0
Jaamacada Caalamiga oo laga furay magaalada B/xaawo ee xarunta gobalka Gedo (Masawiro)

Gedo:-Waxaa maalintii jimcada bishana ay ahayd 11/09/2015 lagu qabtay xaflad si wayn loo soo agaasimay magaalada Baled xaawo ee gobolka Gedo, xafladaa oo ahayd furitaanka jaamacada caalamiga gedo ayaa waxaa ka soo qayb galay waxgaradka gobolka oo aan u kala harin sida siyaasiyiinta, culimada, odayaasha dhaqanka, dumarka, aqoonyahanada, dhalinyarada.

Xafladaa oo ay soo agaasimeen maamulka mu,asasada al-raxmah oo ah mida hirgelisay jaamacada ayaa waxaa goobta ka hadlay oo ka soo jeediyay maraaxishii ay soo martay jaamcada in la aasaaso sheekh axmed xuseen daahir oo tilmaamay in ay nasiib u tahay juhdi dheer ka dib in maanta lagu guulaystay furitaankii jaamacada lawada sugaayay ee ah jaamacada caalamiga ah ee gedo.
Waxaa kaloo goobta ka hadlay odayaasha iyo siyaasiyiin iyo culimo dhamaana waxay sheegeen in ay garab taagan yihiin jaamacada cusub ayna ku faraxsanyihiin in deegaanka uu jaamacad yeeshay ka dib markii mudo dugsiyo sare kaliya ay ahaayeen waxbarashada gobolka ugu sareeso.
Mu,aasada al- raxmah oo ah hay,ad samafal iyo waxbarasho oo ka mas,uul ah jaamacada ayaa waxay ka codsatay dhamaan dadka soomaalida dal iyo dibadba gaar ahaan dadka u dhashay deegaamada gobolka in ay taaba-gelinta jaamacada in ay ka qay-qaataan waxayna xuseen in ay irdaha u furantahay aqoonyahanka iyo maalqabeenka sidii ay qaybtooda u qaadan lahaayeen ee jaamacada.
thumbs_j-2 thumbs_j-9 thumbs_j-10 (1) thumbs_j-10
Jaamacada caalamiga ah ee Gedo oo ah jaamacadii ugu horaysay ee gobolka laga furo ayaa waxaa laga rajaynayaa in ardayda faraha badan ee dugsiyada sare ka soo baxay ee gobolka iyo gobolada derislka la ah in ay ka faaiidayn doonaan, ayadoo jaamacada isla sanadkanba insha allah ay ku bilaabi doonto dhoor kuliyood.
MU,ASASADA AL-RAXMAH,
BALADXAAWO
Xigasho: www.halgan.net
Previous Post

Arday gaaraysa 118 oo ka Qalin Jabiyey Jaamacada Bariga Afrika Faraca Garoowe [Masawiro]

Next Post

Dayax Madoobaadka September Iyo Aragtiyaha Kala Duwan Ee Diimaha iyo Dhaqamada Aadamaha

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post

Dayax Madoobaadka September Iyo Aragtiyaha Kala Duwan Ee Diimaha iyo Dhaqamada Aadamaha

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com