Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Buug cusub oo lagu soo bandhigay Cape Town

majlisalbayaan by majlisalbayaan
April 20, 2017
in Articles, Social Affairs, Somali
0
Buug cusub oo lagu soo bandhigay Cape Town

Sawirka waxaa qaaday Abdikarim Mursal

 

 

Abdikarim Mursal Farah | Cape Town South Africa | 16 April 2017

Sawirka waxaa qaaday Abdikarim Mursal
Sawirka waxaa qaaday Abdikarim Mursal

Buugaan oo ku qoran afka Soomaaliga ayaa loogu magac daray Soomaalida South Africa Dhib iyo Dheef,Waxaana lagu soo bandhigay maalinimadii Axadda oo ku beegnayd 16 April 2016 xaflad ka dhacday markazka Al-sunnah ee ku yaala magaalada Cape Town.

Waxaa Bandhigga Buugan ka soo qayb galay horjoogayaasha jaaliyadda,  culimaa udiin, aqoonyahano, saxafiyiin, odayaal iyo ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka South Africa.

Buugaan ayaa waxaa uu ka hadlayaa macluumaad badan oo ku saabsan Soomaalida South Africa qaabka ay u noolyihiin, haddii ay ahaan laheyd dhanka ganacsiga, caafimaadka, waxbarashada iyo waliba taariikhda dad Soomaali ah oo South Africa yimid muddo hadda laga joogo ku dhawaad 170 sano.

Qoraaga Buugga Soomaalida South Africa Dhib iyo Dheef Mukhtaar Sheekh Cabdiraxmaan (Macalin Dugsi) ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay wax qoraan akhriyaanna cilmiga iyo taariikhada, si ay horumar u gaarsiiyaan dadkooda iyo dalkooda.

 

Abdikarim Mursal Farah

Cape Town South Africa.

IMG_7625 IMG_7627 IMG_7628 IMG_7620 IMG_7629 IMG_7630

_MG_7542IMG_7649 IMG_7647 IMG_7646 IMG_7642 IMG_7634 IMG_7633 IMG_7632 IMG_7631 IMG_7630 IMG_7628 IMG_7627 IMG_7625 IMG_7624 IMG_7623 IMG_7629 IMG_7614 IMG_7617 IMG_7620 IMG_7621 IMG_7613 IMG_7612 IMG_7611 IMG_7598 IMG_7586 IMG_7567 IMG_7572 IMG_7578 IMG_7580 IMG_7582 IMG_7558 IMG_7553 IMG_7551 IMG_7549 IMG_7548 _MG_7607 _MG_7608 _MG_7609 _MG_7682 IMG_7547 _MG_7606 _MG_7605 _MG_7603 _MG_7600 _MG_7599 _MG_7568 _MG_7569 _MG_7571 _MG_7577 _MG_7554 _MG_7543 _MG_7542

Sources: wakaaladda.com

Previous Post

Siminaar laba maalin socday oo maanta lagu soo gaba-gabeeyay Cape Town

Next Post

Waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 1aad)

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Towxiidka iyo Khatarta Shirkiga Sh.Cabdinaasir Xaaji Axmed.[Daawo Video-ga]

Waraysi gaar ah oo ku saabsan Jamaacada Assaadicuuna Bil xaq oo uu Sh Axmed Cabdisamed siiyey wargeyska Ilays (Qeybta 1aad)

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com