Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

DANJIRE JAMAAL BARROW OO MUNAASABAD SOODHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA PRETORIA EE DALKA KOONFUR AFRIKA.

majlisalbayaan by majlisalbayaan
September 21, 2015
in Articles, Social Affairs, Somali, Videos
0
DANJIRE JAMAAL BARROW OO MUNAASABAD SOODHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA PRETORIA EE DALKA KOONFUR AFRIKA.

Munaasabadaan oo aheyd mid lagu soodhaweenayay danjiraha cusub ee Soomaaliya u joogi doona dalka Koonfur Afrika danjire Jamaal Mxamed Barrow ayaa waxaa kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda sida; aqoonyahanada, culumada, odayaasha dhaqanka, ganacsada, haweenka iyo dhalinyarada, kuwaasoo soodhaweyn ballaaran usameeyay danirahooda cusub.

Munaasabada oo ay khudbado kookooban kasoo jeediyeen xubno ma talayay qeybihii kasoo qeyb galay xaflada kuwaasoo bogaadin iyo soodhaweyn u muujiyay Danjire Jamaal Maxamed Barrow ugana warbixiyay xaaladaha nololeed ee ay ku noolyihiin dalkaani Koonfur Afrika, iyagoo usheegay inay jaaliyadu qabto dhibaatooyin kala duwan oo xaga sharciga, ganacsiga iyo howlmaalmeedyada ay ku leeyihiin dalkaani Koonfur Afrika.

Maxamed Cali Mire qunsulka Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo isagu ahaa siihayihii safiirka tan iyo intii uu geeriyooday safiirkii hore ee Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika marxuum Sayid Shariif ayaa ugu horeyn ka codsaday jaaliyada inay u hanblyeeyaan Safiirkooda cusub, kalana shaqeeyaan sidii uu ugudan lahaa shaqadiisa, una dhowri lahaayeen dukumintiga iyo jiritaanka safaarada, kana hortagaan ajaanibta badan ee wadankaan ku jooga magaca Soomaaliyeed ee sharaf dilayo karaamada ummada Soomaaliyeed.

Danjire Jamaal Maxamed Barrow Safiirka Safaaradda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo ka hadlayay munaasabadii lagu soo dhaweenayay xilkiiisa cusub iyo imaanshihiisa ayaa ugu horeyn u mahadceliyay maamulkii iyo shaqaalihii hore ee howsha safaaradda soo waday, isagoo u balan qaaday inuu u kordhin doono mas’uuliyadooda iyo shaqadooda, wuxuu tilmaamay in wax badan laga badali doono howlaha safaaradu u heyso jaaliyada, higsiga safaaradda ee 2016-kana uu yahay hanashada xiriirka labada dal iyo lahaanshaha dhismaha iyo dhulka safaarada, wax badanna sharciyada muwaadiniinta Somaaliyeed ay ku joogaan wadanka wax laga qaban doono, taasna lagu gaari doono in jaaliyadu garab istaagto howlwadeenada safaarada.

Kulankaan oo ahaa kulan ay kasoo wada qeyb galeen xubno kala matalayay gudiyada jaaliyadaha ka dhisan sagaalka gobal ee wadankaan Koonfur Afrika uu ka kooban yahay ayaa kusoo gabagaboobay jawi farxadeed iyo niyada wanaag ay muujinayeen dhammaan qeybihii kasoo qeyb galay kuwaasoo u riyaaqay sida uu safiirkoodu ugu soo biiray iyo howlaha uu higsanayo oo ah kuwii ay u baahi qabeen tan iyo intii ay labaatan sano ka hor qaarkoon yimaadeen dalkaani Koonfur Afrika.

Mahad Maxamed Sheikh (Istiila)
E-mail: istiile@hotmail.com
Pretoria, South Africasafirka maxa dad saf qun bulsh

Previous Post

‘You are the kind of student we want’: MIT surprises Ahmed Mohamed during live interview

Next Post

Kullan balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wax-gardka Cape town (Masawiro)

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Kullan balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wax-gardka Cape town (Masawiro)

Kullan balaadhan oo ay ka soo qaybgaleen wax-gardka Cape town (Masawiro)

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com