Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Muxaadaraad ku saabsan Khatarta Shiicada oo xalay lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Video]

majlisalbayaan by majlisalbayaan
September 1, 2015
in Somali, Videos
0
Muxaadaraad ku saabsan Khatarta Shiicada oo xalay lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Video]

Waxaa xalay lagu qabtay masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe Muxaadaraad ku saabsan Khatarta Shiicada waxaan ay muxaadaradu ay ka koobnay ilaa labo qaybood oo ay soo kala jeediyeen Sh Maxamed Macalin iy Sh Dr.Cismaan Faarax. Muxaadaradaan ayaa ahayd mid bulshadu si wanaagsan dhagaha ugu hayeen maadaama shiicadu tahay mid ku soo noqnoqtay dhagaha bulshada Sheekh Cismaan Faarax ayaa muxaadaradiisa ku soo bandhigay uguna hadlay ilaa 4 qodob oo kala ah:-

1. Waa maxay Shiico.

2. Maxay tahay fikirkeedu.

3. Maxaa looga baahan yahay bulshada Zuniga.

Waxaa ay culimada ku bilaabeen soo ifbaxii shiicada iyo Micnaha erayga Shiico waxaana Sh.Cismaan Faarax soo qaatay nusuus ku tusinaysa in fikirka shiicadu uu yahay mid ku salaysan Inxiraaf iyo In ay ka jeesteen Hadyigii (NABIGA SALLAHU CALAYHI WASALAM.) Sheekha oo ka mid ah culimada wax badan ka qoray shiicada iyo kooxaha Xadkudbay ayaa ku dheeraaday khatarta kaga soo wajahan Shiicada Dadka Zuniga ah.

Sheekha ayaa yiri shiicadu waxay ku wariyaan cayda iyo habaarka dakii ugu fadliga badnaa umadaan marka laga reebo Suubanha waxayna gaar ahaan habaaraan Abu Bakar Sadiq

Sheekha ayaa u dhaadhacay waa maxay fikirka shiicada danse ma ka leeyihiin dadka Soomaalida waxaana sheekhu sheegay in ay waqtigaan ka wadaan dalka in ay dad isku guuriyaan guurkaas oo ah mid Zina ah wuxuuna ku salaysan yahay in nin iyo haweynay ay qandaraas wada galaan ah waan is guursanaynaa waqti ka dibna waan is furaynaa iyo in dhalin yarada loo diro wax barasho lacag la,aan ah waxaana ka weyn ayuu yiri sheekhu dan ta ay ka lee yihiin .thumbs_dsc02664 thumbs_dsc02665 thumbs_dsc02666 thumbs_dsc02667 thumbs_dsc02668 thumbs_dsc02669 thumbs_dsc02670 thumbs_dsc02671 thumbs_vlcsnap-2015-05-03-11h52m27s133 thumbs_vlcsnap-2015-05-03-11h52m31s180

Intaas ka dib waxaa darsiga qaybtiisa labaad lagu soo dhaweeyay Sheekh.Maxamed Mucalim Axmed waxaana sheekhu isna dhan kiisa ka hadlay labada qodob ee kala ah:-

1. Shiico ma haysataa Kitaabka Quraanka Kariimka.

Ugu horayntiiba waxaa sheekhu soo bandhigay Shiico in aysan haysan Kitaabka qur’aanka kariimkaa waxaana sheekhu soo Qaatay ayaa ka qur’aanka Iyo Zunada( NABIGEENA S.C.W) oo ay badaleen isagoo sii wata sheekhu hadalkiisa ayuu is weydiiy maxay ka aamin san yihiin Caa’isha Bintu Abii Bakar oo ah mid Allah kabari yeelay 7samo korkooda iyo Abuubaar Zadiiq Oo ah saaxiibkii suubanaha iyo Cuthman Bin Cafaan R.D.C Sheekha ayaa cadeeyay in ay ka aamin san yihiin Kuwa khilaafay Nabiga .
Waxaana Muxaadarda soo xiray madaxa shaqada iyo Shaqaalaha dowlada Puntland waxaana uu u mahad celiyay Culimada Dadaalka ay wadaan iyo sidda wanaagsan ee dadka u tusinayaan Khataraha ku wajahan .

Hoos ka Daawo Khatarta Shiicada ee ka dhacday Masjidka Al-hudaa ee Garoowe
Sh Maxamed Macalin

Hoos ka Daawo Khatarta Shiicada ee ka dhacday Masjidka Al-hudaa ee Garoowe
Sh Cismaan Faarax

Previous Post

Dacwada Soomaaliya iyo Dowrkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax Documentary dhamaystiran (Daawo)

Next Post

Xafladda qalin jabinta dufcadddii 7aad ee machadka Al-furqan oo ka dhacday Laascaanood.[Sawiro]

Related Posts

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO MUXAADARO KA JEEDIYAY MASJID ASH-SHAFICI

October 21, 2018
Next Post
Xafladda qalin jabinta dufcadddii 7aad ee machadka Al-furqan oo ka dhacday Laascaanood.[Sawiro]

Xafladda qalin jabinta dufcadddii 7aad ee machadka Al-furqan oo ka dhacday Laascaanood.[Sawiro]

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com