Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Xafladda qalin jabinta dufcadddii 7aad ee machadka Al-furqan oo ka dhacday Laascaanood.[Sawiro]

majlisalbayaan by majlisalbayaan
December 8, 2016
in Madaaris Activities, Social Affairs, Somali
0
Xafladda qalin jabinta dufcadddii 7aad ee machadka Al-furqan oo ka dhacday Laascaanood.[Sawiro]

Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa maalinimadii Axadda waxaa ay ka dhacday Machadka Al-furqan ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool , xafladaan ayaa u jeedkeedu waxaa uu ka dib markii Machadka Al-furqaan ay  ka qalin jabiyeen dufcaddii 7aad ee ka baxda machadka sanad dugsiyeedka 2014-2015 .

Xafladda ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulashada ,maamulka, macalimiinta machadka, midowga ardayda ka baxday machadka, culimada gobolka,iyo waliba maamulka jaamacadda Nugaal ,waxana ugu horeyn halkaasi ka hadlay maamule ku-xigeenka machadka alfurqaan Sh.bashiir Ibraahim Sugulle isagoona sheegay u jeedada loo soo qaban qaabiyey xafladdan qiimaha badan taas oo ah mid lagu dhiirri gelinayo ardaydii mudada saddexda sano ah soo watay aqoon tooda isla markaana lagu boorinayo inay sii wataan waxbarashadooda.

Waxaa kale oo iyana halkaasi ka hadlay qaar ka mid ah ardaydii ka baxday Machadka dufcadan iyagoona ay ka muuqanayso dareen farxadeed iyagoo mahad balaadhanna u soo jeedi yey maamulka iyo macalimiinta machadka ayna sheegeen inay in badan sugayeen maanta oo kale aqoontoodana sii wadan doonaan.

Dr Axmed Jaamac Ismail Mire oo ah hormuudka kulliyadda shareecada iyo daraasaadka islaamka ee jaamacadda Nugaal ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin ardaydan baratay culuumta shareecada iyo carabiyada,ka jaamacad iyo kuliyad ahaanna ay soo dhawaynayaan una diyaariyeen manhajka jaamacadda Madiina oo dhamaystiran iyo waliba diploma sare oo fiqhi ah,qaar kalena ay soo wadaan.

Mushrifka guud ee machadka alfurqan lascanod Sheekh. C/naasir Xaaji Axmed Yusuf oo isna xafladda ka hadlay ayaa ugu hambalyeeyey maamulka machadka iyo ardaydaba munaasabadani isagoona ku booriyay inay u guntadaan u jeedadii Machadka loo aasaasay oo ahayd faafinta diinta islaamka iyo cilmiga.

Ugu dambayna ardaydani oo ka koobnaa 167 arday ahna 83 wiil iyo 84 hablood ayaa waxa la gudoonsiiyay shahaadooyinkoodii ay mutaysteen.thumbs_shaa

thumbs_a thumbs_6 thumbs_6-2

Previous Post

Muxaadaraad ku saabsan Khatarta Shiicada oo xalay lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Video]

Next Post

UUR DOOX: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay: Qaybta1aad

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
UUR DOOX: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay: Qaybta1aad

UUR DOOX: Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay: Qaybta1aad

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com