Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Nin Soomaali ah oo dad ku laayay masjid ku yaala meel u dhaw Cape Town

majlisalbayaan by majlisalbayaan
June 19, 2018
in Social Affairs, Somali, Videos
0
Nin Soomaali ah oo dad ku laayay masjid ku yaala meel u dhaw Cape Town

Nin Somali ah oo dad ku laayay Masjid, oo isna la dilay

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Nuur ayaa xalay seqdii dhexe waxaa uu mindi ku weeraray dad ku cibaadeysanayay masjid ku yaala xaafad lagu magacaabo Mamesbery oo hoos timaada magaalada Cape Town, waxaana uu halkaasi ku dilay 2 kamid ah dadkii ku sugnaa masjidka oo mid kamid ah uu Soomaali yahay halka uu dhaawac u geystay labo kale oo haatan lagu daweynayo cisbitaalka.

Ninka weerarka geystay oo Soomaali ahaa ayaa isaguna waxaa toogtay ciidanka police-ka kadib markii uu ka madax adeegay in uu isu dhiibo polce-ka islamarkaana uu isku dayay inuu weeraro police-ka, waa sida ay warbaahinta qortay.

Dhacdadan ayaa argagax ku riday Guud ahaan muslimiinta ku nool dalka South Africa gaar ahaana bulshada Soomaaliyeed kuwaas oo sheegay iney aad uga xunyihiin arrintan ka dhacday gudaha masjidka, xilli lagu gudo jiray saacadihii ugu dambeeyay bisha barakeysan ee Ramadan.

Ninka dilka geystay oo Soomaali ahaa ayaa dadka qaar ee garanayay waxaa ay sheegeen in uu qabay xanuun dhanka maskaxda ah oo xilli sii horeysay laga daweeyay, basle waxaa socda baaritaano arrinkaasi ku saabsan oo ay wadaan police-ka iyo laamaha kale ee dambi baarista.

 

Golaha Muslimiinta ee dalka South Africa MJC ayaa wax laga argagaxo ku tilmaay weerarka lagu qaaday masjidka seqdii dhexe ee xalay. MJC Wali wax faah-faahin ah kama aysan bixin arrinkan balse waxaa ay bulshada ku booriyeen inaan lagu deg-dagin  tan iyo inta ay wax ka kala cadaanayan.

 

Muddo yar kahor ayay aheyd markii weerarkan lamid ah lagu qaaday masjid ku yaala gobalka Kuazulu Natal halkaas oo ay ku nafwaayeen 3 kamid ahaa dadkii ku cibaadeysanay masjidka.

 

Abdikarim Mursal Farah| Cape Town

Previous Post

Qormo ku saabsan Shir Sanadeedka Jaaliliyadda Soomaaliyeed ee South Africa

Next Post

JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

JOHANNESBURG OO SI WADAJIR AH LOOGA CIIDAY

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com