Johannesburg: Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo 28/09/2015 Muxaadaro aad iyo aad muhiim ugu ahayd wakhtiga maanta la joogo ku qabtay Magaalada Hargaysa gaar ahaan Hotelka Guuleed goobtiisa Shiraraka iyadoo ay ka soo qayb galeen dhalinta Jaamcadaha iyo dugsiyada sare dhigataa, iyadoo ay waayahan bateen dad badan oo sheeganaya aqoonyahanimo, cilmi iwm.
Haddaba, sheekhu wuxuu is waydiinayaa waa maxay aqoon? yaa aqoonyahan la yidhaahdaa? iyo0 su’aalo ka sii adagba, bal aan sheekha u daayo.
Fadlan hoos ka daawo muuqaalka darsiga.






