Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Xildhibaan Yuusuf Xeyle oo Munaasabad Soo dhaweyn ah loogu sameeyay Cape Town.

majlisalbayaan by majlisalbayaan
July 6, 2017
in Social Affairs, Somali
0
Xildhibaan Yuusuf Xeyle oo Munaasabad Soo dhaweyn ah loogu sameeyay Cape Town.

Xildhibaan Yusuf Xayle

Abdikarim Mursal Farah | Cape Town.

Xildhibaan Yusuf Xayle
Xildhibaan Yusuf Xayle

Xildhibaan Yuusuf Xeyle Jimcaale oo maalmo ku sugan dalka South Africa ayaa dhawaan waxaa uu soo gaaray magaalada Cape Town ee dalka South Africa, waxaana jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaaladaasi ay u sameysay munaasabad Afur ah oo ay ka soo qeybgaleen dad ka badan 100 qof.

Munaasabadan lagu soo dhaweynayay xildhibaanka ayaa waxaa lagu qabtay hotelka Capetonian oo ku yaala bartamaha magaalada Cape Town, waxaana soo abuubalay shaqsiyaad kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee magaaladaasi oo sheegay in ay aad ugu farsanyihiin ka qeybqaadashada soo dhaweynta xildhibaan ka socda baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Yuusuf Xeyle oo khudbad dheer u jeediyay jaaliyadda ayaa ugu horeyn waxaa uu mahadnaq gaar ah u jeediyay cidda soo qaban qaabisay munaasabaddaasi soo dhaweynta ah iyo guud ahaan dadka Soomaalida ah ee ku sugan magaalada Cape Town, iyo sida wanaagsan ee ay soodhaweyntiisa uga wada qeybqaateen. Intaa kadib waxaa uu jaaliyadda warbixin guud ka siiyay isbadalka baarlamaanka iyo guud ahaanba dowladda cusub.

Waa xildhibaankii ugu horeeyay ee ka tirsan baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo soo gaaro magaalada Cape Town ee dalka South Africa, waxaana la filayaa in uu dhawaan dib ugu laabto caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Xigasho: wakaallada.com

Previous Post

TARTAN QURAAN OO BERRI KA DHACAYA MADARASADA ALBAYAAN EE JOHANNESBUG

Next Post

Soomaali badan Oo Lagasii Daayey Xabsiyada Botswana Oo Soo Gaaray South Africa

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Soomaali badan Oo Lagasii Daayey Xabsiyada Botswana Oo Soo Gaaray South Africa

Soomaali badan Oo Lagasii Daayey Xabsiyada Botswana Oo Soo Gaaray South Africa

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com