Saturday, September 5, 2026
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos
Al Bayaan
No Result
View All Result
  • Login
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
  • Home
    • English
    • Somali
  • Services
    • Social Affairs
    • Masaajid
    • Madaaris Activities
    • Notices
    • Conferences
    • Competitions
    • Seminars/Workshops
    • Jumuah Talks
    • Taleem
    • Marriage
    • Mediation
    • Funeral Notices
  • Shuyookh
    • SH.Shible
    • SH.Umal
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us
No Result
View All Result
Al Bayaan
No Result
View All Result

Soomaali badan Oo Lagasii Daayey Xabsiyada Botswana Oo Soo Gaaray South Africa

majlisalbayaan by majlisalbayaan
July 6, 2017
in Social Affairs, Somali
0
Soomaali badan Oo Lagasii Daayey Xabsiyada Botswana Oo Soo Gaaray South Africa
Abdulrazak IndhaJaceyl | Cape Town, South Africa
21

Gabaron, (Botswana) – In ka badan Soddon ruux oo Muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo qaarkood ay caafimaad ahaan aad u liitaan, ayaa laga siidaayey Xabsiyo ku yaalla Dalka Botswana, kuwaasi oo in muddo ah ku xirnaa xabsiyadaasi, sida la xaqiijiyey.

Maxaabiistan Soomaaliyeed ee xoriyadooda heley oo gaaraya ilaa 34 qof, ayaa qaarkood soo dhamaystay xukuno ay ku fulisay dowlada Botswana, oo ah min Laba sanno oo xarig ah, halka kuwa kalena ay cafis u fidisay ayagoo lagu amray in ay si deg deg ah dalka Batswana ugu baxaan dhankii ay doonaan, sida ku cad warqadda xabsiga looga siidaayey.

Qaar ka mid ah ayaa waxa ay danta u sahashay in ay ka soo talaabaan xadka u dhaxeeya dalalka Batswana iyo South Africa, waxayna iminka si nabad ah usoo galeen gudaha dalka K/Africa kaasi oo markii hore hamigooda ahaa, sida uu goor dhow ay ii xaqiijiyeen Laba ka mid ah dhallinyaradaasi Soomaaliyeed oo aan xiriir la sameeyey.

Maxamed Cabdi, ayaa ii sheegay in ay xoryihiin iminka sidoo kale wuxuu sheegay in ay weli xabsiyada ay ku jiraan muwaadiniin Soomaliyeed, wuxuuna fariin ka socota Maxaabiista ku xiran Dalka Batswana u diray Dowladda Soomlia gaar ahaan Wasiirka Arrimaha Dibadda, isagoo ka dalbaday in gacan laga geysto dib u helista Xoriyadooda, maadaama ay qaarkood aad u liitaan caafimaad ahaan sida uu yiri.

Botswana iyo Angola, ayaa ka mid ah dalalka tacadiyada xad dhaafka ah loogu gaysto maxaabiista.

Sources: wakaallada.com

Previous Post

Xildhibaan Yuusuf Xeyle oo Munaasabad Soo dhaweyn ah loogu sameeyay Cape Town.

Next Post

Kulan cilmiyeed ay aqoonyahano ka qeybgaleen oo lagu qabtay Cape Town

Related Posts

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

FURITAANKII MU’TAMARKII 12aad EE GOLAHA DACWADA KONFUR AFRIKA – JOHANNESBURG

June 5, 2022
SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

SHIR SANADEEDKII 9AAD EE JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KOONFUR AFRIKA OO SI RASMI AH UGA FURMAY JOHANNESUBURG

December 27, 2018

Sheekh Cabdirashid Sh.Cali Suufi oo maanta soo gaaray magaalada Johannesburg, Daawo Sawirada

December 15, 2018
SH ABDULKADIR AL-AHDAL OO MAANTA DIB UGU LAABTAY DALKA TANZANIA

SH CABDULQADIR AL-AHDAL OO DIB UGU LAABTAY TANZANIA Daawo Sawirada

October 29, 2018
Next Post
Kulan cilmiyeed ay aqoonyahano ka qeybgaleen oo lagu qabtay Cape Town

Kulan cilmiyeed ay aqoonyahano ka qeybgaleen oo lagu qabtay Cape Town

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

THE INTERNATIONAL PRIZE FOR THE QURAN AND FIQH IN SOUTH AFRICA

November 5, 2025

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA EE ALBAYAAN 1445/2024 – JOHANNESBURG

March 28, 2024
XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

XAFLAD MAAMUUS AH ARDAYDA KA QALIN BADDALATAY DUGSIGA SARE- JOHANNESBURG

June 5, 2022
  • Home
  • Services
  • Shuyookh
  • Videos
  • Annual Reports
  • About us
  • Contact us

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
  • About us
  • Contact us
  • Home
  • Youtube Videos

Al-Bayaaan © 2025 Designed by : Rashaad Sallie.com